1.png Rugta Asaaska Maqal Araga Akhbaarta & Suugaanta(RAMAAS). 2.png
March 15 2010 13:16:37
BBC-SOMALI



sideb-left.pngsideb-right.png
WEBLINKS












































sideb-left.pngsideb-right.png
Counter
606,047 unique visits
sideb-left.pngsideb-right.png
Welcome

Rugta Asaaska Maqal Araga Akhbaarta & Suugaanta(RAMAAS). Fadlan Nagala Soo Xidhiidh info@ramaasnews.com ama ramaasnews@gmail.com
centerb-left.pngcenterb-right.png
News
Daljire.....

Daljire: Musuq Maasuq Ma lay Baraa Maxjar Diin Ma Lay Furaa.
BY: Abdillaahi Geeljire

bullet.gif harar on March 15 2010 10:31:24 · Read More · 42 Reads · Print
Wefti ....

Wefti ka Socda Yeman oo U Yimid Inay Somaliland Ka Hirgeliyaan Xafiis Ganacsi.

bullet.gif harar on March 14 2010 21:06:41
Read More · 164 Reads · Print
Golaha Wak...

Images: war.pngGolaha Wakiilada Somaliland Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta Iyo Biyaha.

bullet.gif harar on March 14 2010 17:13:12
Read More · 110 Reads · Print
Dhismihii Taliska....

Dhismihii Taliska Qeybta Booliska Iyo Laanta Socdaalka Ee Gobolka Sool Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray.

bullet.gif harar on March 14 2010 14:37:46
Read More · 222 Reads · Print
Jawigii Maanta....

Jawigii Maanta Ee Xaflad Xadhiga Lagaga Jaray 167 Guri Oo Looga Dhisay Magaalada Hargeysa Qoysas Danyar ah.

bullet.gif harar on March 14 2010 14:29:40
Read More · 582 Reads · Print
Markab Ruush....

Ceerigaabo: Markab Ruush Ah Oo Budhcad Baddeed Ku Wareejiyey Ciidanka Ilaalada Xeebaha Gobolka Sanaag Iyo Dagaal Ka Dhacay Degmada Xiin-Galool.

bullet.gif harar on March 14 2010 14:05:13
Read More · 284 Reads · Print
Dalka Holland.....

Dalka Holand Oo U Muuqda Dal Dulqaadkii Dadka Soo Galootiga Ah Nacayb Ku Bedelay.

“Ma laga yaabaa inuu noqdo Ra’isul Wasaaraha (PM) cusub ee Holland Mr. Geert Wilders, oo ah hoggaamiyaha xisbiga xag-jirka ah ee PVV- Party for Freedom- ee Holland”

Qalinkii: Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)

bullet.gif harar on March 14 2010 10:23:08
Read More · 122 Reads · Print
Guusha Habla.....

Guusha Habalaha Jaamacada Burco Waa Guul U Soo Hoyatay Haween Waynaha Reer Somaliland Oo Dhan.
Qalinkii: Nimco Muxumed Ibraahin

bullet.gif harar on March 14 2010 10:01:20
Read More · 177 Reads · Print
Job vacancy.....



JOB VACANCY

bullet.gif harar on March 13 2010 19:38:29
Read More · 199 Reads · Print
Xukuumada.....

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In 80 Tan Oo Raashin Ah Bil Kasta Loo Qaybin Doono Danyarta Gobolka Sool.

bullet.gif harar on March 13 2010 19:15:16
Read More · 129 Reads · Print
Xil ka caydhin...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii KULMIYE ee Gobolka Gabilay.

bullet.gif harar on March 13 2010 18:40:19
Read More · 156 Reads · Print
Guddoomiye Ku.......

Guddooomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Waramay Shir Caalami ah Oo Uu Kaga Qeyb Galay London.

bullet.gif harar on March 13 2010 18:27:46
Read More · 51 Reads · Print
Ogaal, Mar.13, 2010....

Wararkii Wargeyska Ogaal, Sabti Mar.13, 2010.

Wasaarada Khaarajiga Maraykanka oo soo saartay Warbixin daaha ka rogtay iimaha Xukuumadda Rayaale.

bullet.gif harar on March 13 2010 18:15:47
Read More · 308 Reads · Print
Dhaqanka iyo Suu....

Barnaamijka Dhaqanka Iyo Suugaanta: Waxa Marti Inoogu Ah Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Oo Tirin Doona Maansada Xog-Ogaal Oo Iyadu Is Fasiri Doonta(Dhageysi Wacan).

bullet.gif harar on March 13 2010 12:56:14
Read More · 186 Reads · Print
Diyaargarowga......

Ceerigaabo: Diyaargarowga Soo Dhaweynta Guddoomiyaha UCID Iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Oo Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada.

bullet.gif harar on March 13 2010 11:11:08
Read More · 155 Reads · Print
Dayactir Wadoo.....

Wasaarada Hawlaha Guud Oo Dayactirtay Waddooyin ku Yaala Gobolka Sool.

bullet.gif harar on March 12 2010 21:59:03
Read More · 260 Reads · Print
Shuban Biyood ....

Shuban Biyood Ka Dilaacay Degmada Boon Oo Soo Ritay Dad Aad U Badan

bullet.gif harar on March 12 2010 20:50:02
Read More · 40 Reads · Print
Wasiirka Arrimaha ....

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shir La Yeeshay Guddida Nabad gelyada Gobolka Sool

bullet.gif harar on March 12 2010 20:17:28
Read More · 116 Reads · Print
Madaarka Hargeysa ..

Madaarka Hargeysa oo Laga Dayrinayo Xaaladiisa iyo Wasiirkii Duulista Hawada oo Shahaado Sharaf la Guddoon Siiyay

bullet.gif harar on March 12 2010 16:23:40
Read More · 463 Reads · Print
93- arday Oo ..

93- arday Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacadda Burco, Oo Ay Ku Jiraan 13 Dhakhtar Iyo Wacdarihii Maanta Ka Dhacay Munaasibad Loo Sameeyay + Sawiro.

bullet.gif harar on March 12 2010 16:22:24
Read More · 635 Reads · Print
Guul daradii Foosha...

Guul daradii AC Milan Ka soo gaadhay Old Trafford, nasiib xumadda David Beckam iyo Wararkii Horyaaladda Qaaradda Yurub + Sawiro

bullet.gif harar on March 12 2010 15:45:51
Read More · 128 Reads · Print
Japan Oo Laga

Technology-ga Dunida: Japan Oo Laga Soo Saaray Telefoon-gacmeed lagula soconayo Dhaq-dhaqaaqa Shaqaalaha Xafiisyadda

bullet.gif harar on March 12 2010 14:42:06
Read More · 111 Reads · Print
Wareysi Dr. Cabdi.....

Wareysi Ku Saabsan Xaalada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Oo Shabakada Ramaasnews La Yeelatay Dr. Cabdi Yaasiin X. Saleebaan Oo Ah Dhakhtar Muddo Dheer Ka Shaqeynayey Gobolkaa.

bullet.gif harar on March 12 2010 00:41:58
Read More · 244 Reads · Print
Wafti Balaadhan

Kumanaan Dadwayne Ah oo ku Soo dhaweeyay Burco Wafti Balaadhan Oo ka tirsan Madaxda Xisbiga UCID + Sawiro 

bullet.gif harar on March 11 2010 17:15:21
Read More · 691 Reads · Print
Madal Balaadhan ..

Madal Balaadhan oo Lagaga Dhawaaqay Kulliyad Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Jaamacada ADMAS ee Magaalada Hargeysa + Sawiro

bullet.gif harar on March 11 2010 16:37:38
Read More · 572 Reads · Print
Sool: Cisbitaalka

Sool: Cisbitaalka Degmada Ceegaag oo Xadhiga Laga Jaray

bullet.gif harar on March 11 2010 16:36:07
Read More · 126 Reads · Print
Xalka Soomaaliya,....

Wararkii Wargayska Ogaal, Khamiis, Mar.11, 2010 -
“Xalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa Shirweyne lagala hadlo Somaliland oo Hargeysa lagu qabto”

Cali Khaliif Galleydh – WARAYSI


“Puntland laftiisa ayaanay ka madhnayn in ay go’do oo Somaliland uga orod badan inay go’do”

 

bullet.gif harar on March 11 2010 16:31:55
Read More · 213 Reads · Print
Sheeko....

Sheeko Gaaban: ISAGOO GABOOBAY!!
Qalinkii: Xasan C. Madar

bullet.gif harar on March 11 2010 10:59:12
Read More · 154 Reads · Print
Xisbiga UDUB.....

Xisbiga UDUB Oo Xaflad Balaadhan Ku Soo Dhaweeyay Siyaasi Ka Soo Baxay Xisbiga UCID.
"Mana dhici doonto in Axmed Siilaan-yana Hargeysa Tamashleeyo, Xoghayaha Guud ee UDUB-na uu Geed uu Istaago Hargeysa ka Waayo"-
"Haddii Siilaanyo wax ka qaban waayo waxa xisbigiisa ka socda waxa ku adkaan inuu isaga gudbo wadada u dhaxaysa Gurigiisa illaa xafiiskiisa".

bullet.gif harar on March 10 2010 20:03:43
Read More · 354 Reads · Print
Guddoomiyaha......

Guddoomiyaha Wakiilada oo Mudaneyaasha Golaha Uga Waramay Socdaalkiisii Yurub.

bullet.gif harar on March 10 2010 19:45:37
Read More · 52 Reads · Print
Wacyi Gelin..

Wacyi Gelin Ardayda Dugsiyada Looga Digayo  HIV/AIDS oo Laga Fuliyay Hargeysa

bullet.gif harar on March 10 2010 17:29:11
Read More · 52 Reads · Print
centerb-left.pngcenterb-right.png
Rugta Asaaska Maqal Araga Akhbaarta & Suugaanta(RAMAAS). Media
Menu
[ Categories ] [ Randomize It ] [ Archive ]
Search
Most Popular
Top Rated
Last Viewed
Latest
Random
There are 13 media in 0 categories with a total of 13 votes & 0 comments
centerb-left.pngcenterb-right.png
Qubane














sideb-left.pngsideb-right.png
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
sideb-left.pngsideb-right.png
Random Media
sideb-left.pngsideb-right.png