Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Sidii Ay U Dhacday Codbixintii Maanta Ee Labada Gole Iyo Weedhihii Xaaji Cabdi Waraabe Ee Madasha + Su'aalo VOA-du Waydiisay Guddoomiye Cirro Codbixinta Kadib (Dhageyso).

Hargeysa(Ramaas) Feb.05, 2012 – labada gole ee Wakiilada iyo Guurtida jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey qodob madaxda iyo muwaadiniinta Somaliland ka mamnuucayey ka qaybgalka shirarka loo…
The Big Story Posted Monday, 06 February 2012 00:12
Banner

Daawo Ra'yiga Dadweynaha Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer Ay Ka Bixiyeen Ka Qaybgalka Xukuumada Somaliland Ee Shirka London Loogu Qabanayo Maamulada Kala Duwan Ee Dalka Soomaliya (Video).

Burco(Ramaas) Feb.05, 2011 – Dadweynaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa todobaadadii ugu dambeeyey ay ka dhex oognayd, dood ku arooraysay doorka uga banaan dalka jamhuuriyadda Somaliland ka qaybgalka shirka…
Posted Sunday, 05 February 2012 20:15

Safar Uu Dalka Ku Iman Lahaa Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Dib U Dhac Ku Yimi Iyo Xisbiga UDUB Oo Ka Hadlay.

Hargeysa (Ramaas) Feb. 5, 2012- Socdaal uu dalka dib ugu soo laaban lahaa Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo ku nool Magaalada  Paris dalka  Faransiiska  , ayaa dib…
Posted Sunday, 05 February 2012 16:36



Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner