Terms & Conditions |
|
Qaabka Isticmaalka Kusoo dhawoow shabakada wararka ee Ramaasnews. Fadlan akhri oo dhugo qodobada isticmaalka intaanad isticmaalin shabakada. Gali taanka amma isticmaalkaaga shabakadu waxay qiraal ka tahay inaad akhriday, ku qanacday fahamtay naguna raacday qodobada hoos ku qoran. Ubucda Wararka iyo Qormooyinka Ramaasnews waxay isku dayaysaa inay dadaal u gasho sidii ay u heli lahayd warar sugan iyo xogo lagu kalsoon yahay oo lagu daabaco shabakada. Si kastaba ha ahaatee Booqashada aad booqato shabakadu, waxaad masuuliyadeeda qaadaysaa khataraha macluumaadka shabakadu leedahay, amma mustaqbalka yeelan karto, ha ahaadaan dhamaystir la’aan, khaladaad, amma war amma qoraal wakhtigiisu dhacay amma aanad adigu shakhsi ahaan ku qanacsanayn, Ramaasnews waajib kama saarna inay wax ka badasho. Sirta Xogta Ramaasnews waxay ixtiraamaysaa sirta macluumaadka akhristayaasheeda. Fadlan daalaco siyaasasda sirta macluumaadka ee Ramaasnews, taas oo si qoto dheer uga hadlaysa ilaalinta xogta gaarka ah ee akhristaha amma booqda shabakada. Wax ka badal kasta oo lagu sameeyo siyaasadan waxa lagu xusi doonaa bogan. Xigashooyinka iyo Macluumaadka Ka yimi shabakadaha kale Shabakadu waxa ku jiri kara warar amma maqaalo laga soo xigtay shabakado kale taas oo ay maamulaan gacmo saddexaad kuwaas oo aanay Ramaasnews awood u lahayn maamulkooda. Ramaasnews kama masuul ah sirta macluumaadka shabakadaas iyo khatarta ka dhalan karta wararka iyo qormooyinka. Sidoo kale, shabakada waxa laga booqan karaa shabakado gacan saddexaad oo aanay Ramaasnews awood u lahayn maamulkooda. Ramaasnews ma damaanad qaadayso magdhawga khasaare kasta oo ka dhasha, sugnaansho la’aanta iyo khaladaadka, dhamaystirnaan la’aanta wararka noocaas ah amma qormooyinka. |
Rayiga Dadweeynaha
-
Tacsi Geerida Marxuum Cali Axmed Aayir Oo Shalay 13.05.2013 Lagu Aasay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer. -
Dadku Waxay Riyoodaan Marka Ay Hurdaan, Dawladda Somaliyana Waxay Riyoonaysaa Iyadoo Soo Jeeda!. -
Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamed Xusseen Naaleeye (Good Abees). -
Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac Jiir -
Maalinta Qarannimada Jamhuuriyada Somaliland18-ka May & SHANTA QAARADOOD
- Dabaal-degii xuskii 18-ka may oo Siwayn Looga Xusay Magalada London Ee Dalka Ingiriiska
- Madaxweynaha Ruushka Oo ISka Mamnuucay Baabuurtii Tirada Badnayd Ee Galbin Jirtay Xilliyada Uu Baxayo.
- Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyay 22 Guuradda Ka Soo Wareegtay Qaranimadda Somaliland
Photo Gallery
Shaqooyinka Banaan
| Job Title |
|---|
| Assistant Engineer - Hargeisa |
| Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa |
| Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo |
Arimaha Diinta
Voting Poll
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxa Ku Haboon Inuu Majaraha U Qabto
Total votes: 971






