About Us |
|
Ramaasnews waa shabakad Somali ah oo la aasaasay 12.08.2008, waxaanay u taagan tahay baahinta warar, maqaalo, cilmi baadhisyo iyo falanqayn xaalada iyo arimaha ka taagan mandaqada gobolka Geeska Afrika iyo macluumaadka duruufaha ku gedaaman dadka ku hadla afka Soomaaliga, Haddii ay noqoto arimaha siyaasada, dhaqaalah iyo bulshadaba. Dhab ahaantii, hiraalka Ramaasnews waxa weeyaan Akhriska, Maqalka iyo Araga Akhbaarta sugan oo heer xirfad saxaafadeed ku dheehan tahay loo soo tebiyo, kuwaas oo ay saldhig u yihiin cadaalad, ujeedo cad iyo ka dhawrsoonaan: xagjirnimo, xaglin iyo saamayn cid khaas ah. Maalintan taariikhiga ah ee aanu baahinayno qoloftan cusub ee shabakada Ramaasnews oo ah mid si wayn ula jaan qaadaysa warbaahinta casriga ah ee caalamka, Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Ramaasnews waxay fursadan uga faa'iidaysanayaan inay salaan kal iyo lab ah u diraan saaxiibada iyo akhristayaasha shabakada, kuna marti qaadaan inay soo gudbiyaan aragtiyahooda, faalooyinkooda iyo falanqayntooda ku saabsan muuqallkayagan cusub, arimaha geeska iyo caalamkaba. Waxaanu ku boorinaynaa dhamaantood inay Ramaasnews u isticmaalaan bog kulan, dood-cilmiyeed iyo aqoon korodhsi iyo is dhex gal. Mahadsanidiin Maamulka Ramaasnews |
Rayiga Dadweeynaha
-
Waxa Masuul ka Aha wasiirka Madaxtooyada Wasiirka Iyo Macdanta Iyo Biyaha Dhibaatadii Caynaba By Aqoonyahan Jiir. -
Tacsi Geerida Marxuum Cali Axmed Aayir Oo Shalay 13.05.2013 Lagu Aasay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer. -
Dadku Waxay Riyoodaan Marka Ay Hurdaan, Dawladda Somaliyana Waxay Riyoonaysaa Iyadoo Soo Jeeda!. -
Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamed Xusseen Naaleeye (Good Abees). -
Xadhigaygii Iyo Wixii Aan Kala Kulmay .By Aqoonyahan Jaamac Jiir
- Xuska 18ka May Iyo Duurxulkii Madaxweynaha Somaaliya.Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri
- Weftigii ka socday Jabuuti Ee Ka Soo qayb-galay xuskii 18-ka may Oo Hadhimo sharafeed loogu sameeyey Deegaanka Arabsiyo
- Jaaliyadda Norway Iyo Dabaaldegii Balaadhnaa Ee Ay Maalintii 18ka May Ku Xuseen Sanad-guuradda 22naad Ee Madax-banaanida Somaliland + Sawiro.
Photo Gallery
Shaqooyinka Banaan
| Job Title |
|---|
| Assistant Engineer - Hargeisa |
| Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa |
| Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo |
Arimaha Diinta
Voting Poll
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxa Ku Haboon Inuu Majaraha U Qabto
Total votes: 971






