Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Maalqabeenka Maxamed Yuusuf Cali “Guray” Oo Ah Muwaadin Asal Ahaan Ka Jeeda Dalka Somaliland Ayaa Idaacadda BBC World Ka Wareysatay Faraqa U Dhexeeya Somalia iyo Somaliland (Dhageyso).

 

London(Ramaas) Jan.07, 2011 – Garyaqaan Maxamed Yuusuf Cali “Guray” oo ah maalqabeen fadhigiisu yahay dalka Ingiriis, isla markaana ah hantiilaha shirkadaha INVICTA CAPITAL oo ah shirkad maalgelineed iyo PRIME RESOURCE oo iyadu ka wada dalka Somaliland hawl isugu jirta sahamin iyo shidaal soo saaris, ayaa waxa wareysisatay idaacada BBC World.

BBC World, Maxamed Yuusuf waxa ay wax ka weydiisay faraqa u dhaxeeya Somaliland iyo dalka dagaaladu aafeeyeen ee Somaliya, wareysiga waxa kale oo uu Maxamed kaga waramayaa khayraadka hoos ceegaaga dalka Somaliland iyo dadaalka dadka qurbo-joogga ah ee ku nool wadamada reer Galbeedku ee ka soo jeeda dalkaasi ay ku maalgashanayaan dalkooda.

Wareysigii ay idaacadda BBC World la yeelatay mudane Maxamed Yuusuf waa kan ee dhageysi haboon:

 

  

Ramaasnews Desk

London Office. 
 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus