Warka Dhaqaalaha
Warka Dhaqaalaha
Friday, 06 January 2012 07:06
Maalqabeenka Maxamed Yuusuf Cali “Guray” Oo Ah Muwaadin Asal Ahaan Ka Jeeda Dalka Somaliland Ayaa Idaacadda BBC World Ka Wareysatay Faraqa U Dhexeeya Somalia iyo Somaliland (Dhageyso).
Written by Abdirisak
London(Ramaas) Jan.07, 2011 – Garyaqaan Maxamed Yuusuf Cali “Guray” oo ah maalqabeen fadhigiisu yahay dalka Ingiriis, isla markaana ah hantiilaha shirkadaha INVICTA CAPITAL oo ah shirkad maalgelineed iyo PRIME RESOURCE oo iyadu ka wada dalka Somaliland hawl isugu jirta sahamin iyo shidaal soo saaris, ayaa waxa wareysisatay idaacada BBC World. BBC World, Maxamed Yuusuf waxa ay wax ka weydiisay faraqa u dhaxeeya Somaliland iyo dalka dagaaladu aafeeyeen ee Somaliya, wareysiga waxa kale oo uu Maxamed kaga waramayaa khayraadka hoos ceegaaga dalka Somaliland iyo dadaalka dadka qurbo-joogga ah ee ku nool wadamada reer Galbeedku ee ka soo jeeda dalkaasi ay…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Sunday, 01 January 2012 16:51
War-bixin: Isbedalada Siyaasadeed Ee Somaliland Ka Dhacay Sanadkii Tagay Ee 2011-ka (Qaybtii 2-aad).
Written by Abdirisak
Hargeysa (Ramaas) Jan 1,2012 – Baahintii shalay (31.12.2011) ee shabakada wararka ee RAMAAS waxaynu ku soo qaadaney qaar ka mid ah isbedalada siyaasadeed ee sanadkii tagay ee 2011-ka ka dhacay Somaliland, kuwaas oo aynu tilmaanay in qaarkood saamayn xun ku yeesheen hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka ka hano-qaaday, halka kuwo kalena ay door fiican ka qaateen bulshadu, kuwaas oo ay ka mid ahayd xuskii 20 guurada madax-banaanida Jamhuuriyadda oo ay dabaal-degyo layaab ah ku muujiyeen sida Somaliland ictiraaf beesha caalamka uga baahan tahay. Haddaba qaybta labaad ee War-bixinta Ramaas ee ku aadan isbedalada siyaasadeed ee dalka soo maray waxaynu ku…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Friday, 30 December 2011 17:26
Shirka Beelaha Dhulbahante Ugu Socda Degmada Taleex Oo Lagaga Wadahadlay Qodobo Xasaasiya Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Somaliland.
Written by Abdirisak
Taleex(Ramaas) Dec. 30, 2011- Shirka beelaha Dhulbahante ugu socda degmada Taleex ee gobolka Sool ee Khaatumo 2, ayaa galay marxalad xasaasiya. Ka dib markii ergooyinka la soo hordhigay sida la sheegay qodobo lagaga arrinsanayo mustabalka beeshaas. Ajandaha shirka ayaa lagu soo daray habeenkii xalay qodobo door ah, oo ergooyinka beelaha lagaga codsaday in ay gabagabada shirka si rasmi ah loogu dhawaaqo maamul goboleed la yidhaahdo Darwiish State oo ay dabada ka riixayaan koox qurbajoog ah oo intooda badan oo Taleex soo gaadheen labadii maalmood ee ugu dambeeyay. Dooda kulul ka dhalatay qodobada cusub, ayaa sababtay in la tixgeliyo fikrada…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Monday, 26 December 2011 16:14
Shirwaynaha 3-aad Ee UCID Oo La Mudeeyay, Faysal Cali Waraabe Oo Ka Tasaasulay Musharaxnimadii Burburka Horseeday Iyo UDHIS Oo Mid Mid Ugu Xuubsiitay.
Written by Abdirisak
Hargeysa (Ramaas) Dec 26,2011 - Kulan guddida fulinta xisbiga Mucaaradka ah ee UCID labadii maalmood ee u dambeeyay ku yeeshay Magaaladda Hargeysa ayaa lagu go’aamiyey in shirwaynaha saddexaad ee xisbigaas la qabto 4-bisha bisha January ee sanadkan 2012-ka oo maalmo kooban ka hadhsan yihiin. Shirka hogaanka ku meel-gaadhka ah ee xisbiga UCID ka yeeshay qabsoomida shirwaynaha saddexaad oo la sheegay inay fadhiyeen inta badan guddidaas oo qaarkood todobaadkii hore ka yimaadeen dalka dibadiisa ayaa ka sakow cayimaada wakhtiga uu qabsoomayo shir-waynuhu waxa lagaga wada hadlay Guddoomiyenimada iyo Musharax xisbiga u ordi doona, waxaana ilo-wareedyo xog-ogaal ahi Ramaas u sheegeen in…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Tuesday, 01 November 2011 18:14
Raysal Wasaare Meles Zenawi Oo Uu Madaxweynaha Somaliland Kala Hadlay Qadiyada Maxaabiistii Lagu Qabtay Deegaanka Yoocaalle Iyo Shidaalka Laga Soo Saarayo Dalkiisa.
Written by Abdirisak
Addis Ababa(Ramaas) Nov. 1, 2011-Ra'iisalwasaaraha dalka ETHOIPIA Ata Meles Zenawi, iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka wadahadlay dhowr qodob oo ay kamid yihiin maxaabiista laga hayo Somaliland ee dhawaan deegaanka Dacawalay dalka ETHIOPIA laga qabtay iyo soo saaridda shidaalka deegaanka Soomaalida. Dhawaan aayaa ciidanka deegaanka Soomaalida ee New Boolisku gacanta ku dhigeen 57 qof oo ka soo jeeda beelaha Somaliland oo la sheegay in ay qayb ka ahaayeen dagaal laba beelood deegaanka Dacawalay ku dhexmaray, kuwaasoo la sheegay in ay dad ku laayeen degmada Yoocaale sida ay ku dooday xukuumada Kilalka 5-aad. Siilaanyo oo Magaalada Addis Ababa …
Published in
Warka Dhaqaalaha
Wednesday, 05 October 2011 17:40
John Drysdal Oo Cabasho Dheer Ka Muujiyey Mashruuc Uu Gacanta Ku Hayey Oo Masuul Xukuumada Ka Tirsani Ka Qaaday, Kuna Wareejiyey Walaalkii.
Written by Abdirisak
Hargeysa(Ramaas) Okt.05, 2011- John Drysdal oo ah maamulaha mashruuca kala xadayn beeraha oo Somaliland laga hirgeliyay sannadkii 1996-kii ayaa sheegay in xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo ay xoog kula wareegtay mashruucaas oo ay si sharci daro ah u siisay Maxamed Xaaji Cali Xasan oo ah nin ay walaalo yihiin wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan. Drysdal oo maanta qaar ka mida warbaahinta kula hadlayay guriga uu degan yahay ayaa isaga oo ay indhihiisa ilmo ka da’ayso sheegay in mashruucani uu usoo bandhigay xukuumadii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal sannadihii 1990-yadii, kaas oo qalinka loogu duugay markii dambe, iyada oo…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Sunday, 02 October 2011 17:06
Haweenay Cir Bixiyeen Ah Oo U Dhalatay Dalka Maraykanka Oo Ku Dhawaaqday In Ay Muslimtay, Kana Jawaabtay Warar Ay Ka Faafiyeen Warbaahinta Reer Galbeedku
Written by Abdirisak
Kennedy Space Station(Ramaas) Oct. 2, 2011- Haweenay cir bixiyeen ah oo lagu magacaabo Sunita Williams ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi a ugu biirtay diinta Islaamka, ka dib markii ay Dayaxa dushii ku aragtay mucjisooyin ka yaabiyay wakhti ay safar ku joogtay. Sunita oo ka tirsan shaqaalaha NASA, ayaa daboolka ka qaaday in go'aankan ay qaadatay uu ku yimid, kadib markii ay si dhab ah oo aan shaki ku jirin ay u xaqiiqsatay in Diinta suuban ee Islaamku ay tahay mid jiritaankeeda aanu wax mad-madaw ahi saarnayn oo ay tahay diinta kaliya ee ay ku jirto xaqiiqda noloshu. Cirbiyeenadani waxa ay ka dhawaajisay…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Tuesday, 02 August 2011 09:42
“Somaliland is open for business” Click the green button to hear the interview with Mohamed Yusef, Chairman of the Anglo-Somaliland Chamber of Commerce
Written by Administrator
RamaasNews had the unique opportunity to meet with and interview the London based business man, lawyer, founder and Chairman of the Anglo-Somaliland Chamber of Commerce Mr Mohamed Yusef Ali during his visit to Somaliland. Mohamed led an important business delegation to Somaliland on the 19th of June, 2011, amongst them were; Mr Alex McDonald, an eminent, famous and very resourceful corporate financier, Paul D Heber the Director of SAVOY investment Management, and an exploration geologist by the name of Robert McKenderick. The delegation met with the Somaliland President H.E. Ahmed M Siilaanyo at the president’s palace. Mohamed Yusef introduced…
Published in
Warka Dhaqaalaha
Rayiga Dadweeynaha
- Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Holand Oo Maanta Xarunta Dalkaa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Ku Dalbanayeen In Somaliland Hesho Aqoonsi Caalami Ah (Daawo Video).
- War-bixin Xiiso Badan Oo Uu Maamulaha Guud Ee Shirkadaha Dahabshiil Ka Qoray Suxufiga Magnus Taylor Oo Ah Royal African Society Website Manager & Online Editor
- Xubnaha Saxafiyiinta Somaliland Ee Ka Hawl-galla Hay’adaha Warbaahineed Ee Madaxa-banaan Oo Cambaareeyay Xadhiga Labada Wariye, Kuna Baaqay In Deg-dega Loo Soo Daayo
- Wasiirkii Hore Ee Cadaaladda Oo Xukuumada Talada Haysa Ku Dhaliilay Sidii Loo Maamaulay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalka Shiinaha (Dhageyso).
- Ma Dhab-baa In Madaxwayne Axmed Siilaanyo Laba Maalmood Ka Hor Safarkiisa Shiinaha Afhayeenka Madaxtooyadda U Qoray Warqad Uu Xilka Kaga Qaaday….?
- Nuxurka Heshiiska Madaxwayne Siilaanyo Ku Soo Saxeexay Shiinaha Iyo Shirkadda Shidaalka Ka Soo Saaray Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Qorhe Hawleedkeeda + Dekeda Berbera Oo La Wareegaysa Hawlihii Dekedda Djabuuti.
Photo Gallery
Subscribe to Newsletter
Shaqooyinka Banaan
| Job Title |
|---|
| Assistant Engineer - Hargeisa |
| Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa |
| Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo |
Arimaha Diinta
Voting Poll
Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?
Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%
Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00



