Sports Ciyaaraha
Sports Ciyaaraha
Kusoo Dhawaada Bogga Ciyaaraha Ee Shabakada Ramaasnews. Kala soco boggan, falanqaynta, natiijooyinka tartamada kala duwan ee caalamka iyo dalkaba. Waxa xusid mudan in si joogto ah halkan looga baahin doono tartamada kubadda cagta ee bisha barakaysan ee RAMADAAN. Waa bogga dhamaan dhalinyarta iyo dadka xiiseeya ciyaaraha, ka dhiibo fikirkaaga, ku darso khibradaada kana qayb qaado falanqaynta ciyaaraha kala duwan. Dhiiri galinta ciyaaraha dalku waa hadafkayaga.
Monday, 13 February 2012 03:48
Zambia oo ku guulaysatay Koobka Qaramada Qaarada Africa
Written by Abdirisak
Libreville(Ramaas) Feb.13, 2012 - Xulka dalka Zambia aya ku guulaystay koobka Qaarada Qaramad Africa kadib markay ciyaar aad u adag kula yeesheen xulka dalka Ivory Coast ciyaarti finalka ahayd ee ka dhacday caasimada dalka Gabon ee Libreviile. Waa markii u horeysay ee ay ku guulaystay koobkan, sidoo kale waxa xusid mudan waa 19 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay xulka Zambia ay diyaaradi kula qaraxday sanadii 1993 caasimada Gabon ee Libreville. Koobkan oo ay si wada jir ah ku marti galiyeen labada dale ee Gabon iyo Equatorial Guinea, waxa xusid mudan in sanadkan aanay ka soo qayb galin xulka dalka…
Published in
Sports Ciyaaraha
Sunday, 11 December 2011 07:18
Barcelona oo marlabaad ku durdurisay Real Madrid
Written by Abdirisak
Hargeysa (Ramaas) Dec 11,2011- Ciyaartii aadka loo wada sugayey waayahanba ayaa ku dhex martay labada kooxod ee Aduunka ugu heersareeya ee Barcelona iyo Realmadrid garoonka Santiago Barneabue ee Caasimada Dalka Spain. Labadan kooxod oo uu ka dhaxeeyo xifaaltan aad wayni ayaa waxay labadooduba soo bandhigeen ciyaar aad u heersaraysa, waxa isla bilawgii ciyaarta gool ku horumartay kooxda Real Madrid kaas oo u saxeexay Karem Benzema, goolkan oo ah kii ugu dhakhsaha badna kulamdii dhex mari jiray labadan kooxod ayaa yimid isla daqiiqadii koowaad. inkastooy dhamaan qaybtii hore ee ciyaarta ay iska maamulanaysay Real Madrid ayaa waxay koxda Barcelona la…
Published in
Sports Ciyaaraha
Saturday, 03 December 2011 05:12
Isku Aadkii Koobka Qaramada Qaarada Yurub 2012 Oo La Soo Saaray.
Written by Abdirisak
Hargeisa (Ramaas) Dec 2, 2011--Koobkan qaramada qaarada Yurub oo bilaabmi doona 8 bisha lixaad ee sanadkan fooda inagu soo haye ee 2012 ayaa isku aadkisi la soo saaray iyado dalal badan oo awood leh isku group laga dhigay. ciyaarta u horeysa ayaa ka dhici doonta garoonka National Stadium ee Poland 8 bisha lixaad ee 2012 waxa ku kulmi doona xulka martigalinya koobka ee Poland iyo Xulka Greece oo ku guulaystay koobkan sanadii 2004. waxaana group ka lawadaaga xulalka Russia iyo Czech Republic. Germany iyo Holland oo ah dalalka loo saadalinayo inay ku guulaystaan koobka sanadkan ayaa isku group laga dhigay…
Published in
Sports Ciyaaraha
Friday, 04 November 2011 15:45
Qormada Ciyaaraha: 25 Guurada Kasoo Wareegtay Markii Uu Xilka Macalinimo Ee Kooxda Manchester United Uu Qabtay Sir ALEX FERGUSSON.
Written by Abdirisak
Hargeisa (Ramaas) Nov 4, 2011--Tababaraha kooxda Manchester united ayaa xusaya sanadguuradii 25 ee kasoo wareegtay markuu qabtay xilka macalinimo ee kooxdan Manchester United ee kadhisan dalka Ingiriiska. Macalinkan ruug cadaaga ah oo ku dhashay caasimada Scotland ee Glasgow ayaa xilka lawareegay sanadii 1986 halkaas ooo uu kooxda uu guulo badan u soo hooyey, tababarahan oo ah ka ugu muda dheer layliyey kooxaha aduunka ayaa ah mid khibrad dheer u leh maamulka iyo habaynta kooxdiisa. waxa uu ka bilaabay mihnadan tababare nimo sanadii 1974 oo loo magacaabay tababaraha kooxda St.Mirren halkaas oo uu kula guulaystay horyaalka heerka saddexadad ee Scotland.…
Published in
Sports Ciyaaraha
Saturday, 15 October 2011 20:53
Manchester City oo hogaanka Horyaalka Ingiriska la wareegtay + Qodobo kale oo xiiso badan:
Written by Abdirisak
Manchester City 4-1 Aston Vila: Kooxda Manchester city ayaa la wareegtay hogaanka kala horeynta kooxaha Ingiriiska kadib guushi ay ka gaadhay kulankii sabtida ay gurigeeda ku marti galisay kooxda Aston Vila. Kulankan oo ka dhacay garoonka Manchester City Stadium ayaa waxay kooxda city la soo gashay iyadoo ku rajo wayn in ay kaligeed wiigan ku baashaali doonto hogaanka horyaalka. Waxa isla qaybtii hore ee ciyaarta ay ku horumartay goolkeedi koowad kaasoo u saxeexay laacibka afka hore uga ciyaara ee Super Mario Bolleteli, laguna kala nastay qaybti hore ee ciyaarta. Weeraro fara badan oo ay soo qaaday qaybtii dambe ee…
Published in
Sports Ciyaaraha
Saturday, 08 October 2011 11:38
KULAMADII XALAY EE ISREEB REEBKA KOOBKA QARAMADA QAARADA YURUB
Written by Abdirisak
Group A: (Ramaas) 08/10/2011- Xulka Germany ooh ore ugu soo gudbay tartanka qaramada qaarada Yurub ayaa xalay gurigigooda ku tumay xulka Turkey, sidoo kale xulka Belgium oo garaacay xulka Kazakhstan ayaa soo riixatay kalinta labaad balse u baahan inay xulka Germany iyo Azerbaijan inay labadaba ka badiso. Group B: Ruushka ayaa 1-0 ku jiidhay xulka Slovakia, inkastooyna gushani ku filayn si u ugu gudbo si rasmi ah tartanka Qaramada Qaarada Yurub, waxaa uu ubaahan yahay hal dhibic oo bareejo ah kulanka ay la leeyihin maalinta salaasada xulka Andora. Sido kale waxa qarka usoo saran xulka Republic of Ireland oo…
Published in
Sports Ciyaaraha
Tababarah kooxda Real Madrid Jose mourinho ayaa la ganaaxay laba ciyaarood kadib markuu dhegta maroojiyey mid kamid ah shaqaalah kooxda Barcelona. Gudida anshaxa ee Xidhiidhka kubada cagta ee Spain ayaa baadhitaan badan ka dib laba ciyaarood ganaaxay tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho kadib markuu dhegta maroojiyey mid kamid ah shaqaalah kooxda Barcelona. Dhacdadan ayaa timid kadib kulankii ay labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona ku dhex maray garoonka garoonka Camp Nou halkaas oo uu difaaca kooxda Real Madrid Marcello si xun u lugta ula tiigsaday laacibka dhexda uga ciyaara Barcelona ee Cesc Fabregas, falkan oo buuq dhex dhigay…
Published in
Sports Ciyaaraha
Monday, 03 October 2011 14:17
Kulamadii xiisaha badnaa Ee Horyaalada Qaarada Yurub:
Written by Abdirisak
Horyaalka Ingiriiska: Tottenham 2-1 Arsenal: Kulankii ugu xiisaha badnaa wiigan ee horyaalka ingiriiska waxaa uu dhex maray labada kooxood ee Tottenham iyo Arsenal oo isku magaalo ah. Kulankan oo u tababaraha Arsenal xuseyey sanadguuradii 15 ee uu xilka tababaranimo hayey ayaa waxaa uu la kulmay guuldaro aad u xun. Laacibkii hore ee Real Madrid Rafael Vander Vart ayaa goollkii koowaad u xaqiijieyey kooxdiisa Totteham daqiiqadii 40 aad ee qaybta hore ee ciyaarta , inyar uun kadib markii la isku soo laabtay qaybti danbe ee ciyaarta waxay laacibiinta Arsenal ku guulaysteen inay keenaan goolka barbardhaca a kaas oo uu dhaliyey laacibka…
Published in
Sports Ciyaaraha
More...
Rayiga Dadweeynaha
- Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Holand Oo Maanta Xarunta Dalkaa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Ku Dalbanayeen In Somaliland Hesho Aqoonsi Caalami Ah (Daawo Video).
- War-bixin Xiiso Badan Oo Uu Maamulaha Guud Ee Shirkadaha Dahabshiil Ka Qoray Suxufiga Magnus Taylor Oo Ah Royal African Society Website Manager & Online Editor
- Xubnaha Saxafiyiinta Somaliland Ee Ka Hawl-galla Hay’adaha Warbaahineed Ee Madaxa-banaan Oo Cambaareeyay Xadhiga Labada Wariye, Kuna Baaqay In Deg-dega Loo Soo Daayo
- Wasiirkii Hore Ee Cadaaladda Oo Xukuumada Talada Haysa Ku Dhaliilay Sidii Loo Maamaulay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalka Shiinaha (Dhageyso).
- Ma Dhab-baa In Madaxwayne Axmed Siilaanyo Laba Maalmood Ka Hor Safarkiisa Shiinaha Afhayeenka Madaxtooyadda U Qoray Warqad Uu Xilka Kaga Qaaday….?
- Nuxurka Heshiiska Madaxwayne Siilaanyo Ku Soo Saxeexay Shiinaha Iyo Shirkadda Shidaalka Ka Soo Saaray Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Qorhe Hawleedkeeda + Dekeda Berbera Oo La Wareegaysa Hawlihii Dekedda Djabuuti.
Photo Gallery
Subscribe to Newsletter
Shaqooyinka Banaan
| Job Title |
|---|
| Assistant Engineer - Hargeisa |
| Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa |
| Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo |
Arimaha Diinta
Voting Poll
Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?
Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%
Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00


