Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha
Ra'yiga Dadweynaha
Ra'yiga Dadweynaha

Ra'yiga Dadweynaha

Kusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Dawladnimadu waa haybad laga dheehan karo Shacabka ay Dawladaasi metesho iyo Masuuliyiinta sare, Dawladnimadu sideedaba waa sida laguu arko ee maaha sidaad isku haysato ama waa sida uu caalamku kuu arko. Siyaabo kale duwan ayaa caalamku u qiimeeyaa Dawladnimada, midi waa Aqoonsiga midna waa Dhaqaalaha iyo Farsamada aad ku kasban karto inuu caalamku ku barto. Tan iy markii lagu dhawaaqay gooni isu-taaga  Jamhuuryada Somaliland Sanadkii 1991-kii, waxa Dalkeena soo maray Madax kala duwan oo lagu tilmaamo Masuuliyiin farabadan oo Xilal kala duwan ka soo qabtay laamaha kala duwan ee Dawlada, gaar ahaana Xilalka sare ee Madaxweynaha ilaa Agaasimayaal guud, kuwaas…
Waxaa jira buug dhawaan laga qoray musuqa baahsan ee ka jira Kenya kaas oo haweenaydii qortay ugu magac dartay "It’s Our Turn to Eat". ama "Aan Markayga Cuno" hadii la Somali gareeyo Waxana uu si baahsan uga hadlayaa sida musuqu ugu baahay dalka kenya haday tahay qandaras baxin , hirgelin maalgashi, iwm iyada oo wasaaradaha , haydaha dawlda,agaasimka , xilalka iyo shaqada lagu kala goosto sida qabaailku ukala sad bursi wayn yihiin iyo inta ay isaga dhawyihiin awooda maamul ee dalka. Xiligii Kenyatta ee 60kii iyo 70kii waxaa sedbursiga lahaa Kikuyuha markuu Moi la wareegayna waxaa lahaa Kalenjin .Tan iminka…
Goor barqo ah oo lagu jiray badhtamihii Bishii March ee sannadkii 2009 oo aan caasimadda Itoobiya u tagay ka qayb galka shir saxaafadeed loo qabtay saxafiyiinta Bariga Afrika, ayaanu ogaanay warka sheegaya in guddoomiyihii ururka Midowga Afrika ee sannadkaasi uu ku suganyahay gudaha Addis Ababa, booqashana ku tagi doono xarunta Midowga Afrika. Markii aanu warka helnay ayaa aniga iyo guddoomiyaha saxafiyiinta Afrika Muha Daahir Faarax,  waxaanu ka baxnay hoteelka Sheraton ee Addis Ababa,  waxaanan u  jihaysanay dhinaca xarunta Midowga Afrika. Baadhis badan ka dib waxaanu gudaha u galnay xarunta Midowga Afrika, waxaanan albaabka ku kulanay safiiro iyo diblomaasiyiin badan oo…
Hooyo Xabiiba Cumar Geedi, Cabdrsiaaq Sheekh Aadan Cali, Nimco Cali Ibraahin iyo Caruurteeda, Cabdilaahi Cali Ibraahin, Janaale Cali Ibraahin, Abiib Cali Ibraahin, Cabdi Cali Ibraahin,  Yaxye Cali Ibraahin iyo Caruurtiisa, Maxamed Cali ibraahin , Axmed Cali ibraahin, Shuun Cali ibraahin, sahra cali ibraahin, Xaliimo Cali ibraahin, Caasha Axmed Sugaal, Yurub Axmed Sugaal, Hinda Muxumed Geedi, Sahra Daahir Geedi, Yusur Maxamed Sugaal (African),Maryama Cumar Geedi,Sabaax Axmed Maxamuud, Aamina Budul,Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda, Maxamed C/kariin Cali iyo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, Mustafe C/kariin Cali, muxiyadiin C/kariin Cali, Khaalid C/kariin Cali, Hodan C/kariin Cali, Amiira C/kariin Cali, Sacad C/kariin Cali, yuusuf C/kariin Cali,Batuula…
Waxan maanta runtii qalinka iyo warqada isu dulsaarey ina an waxyar an ka idhaahdo safarkii madaxweyne Siilaanyo oo an u arko mid an hore loo sii qorsheyn laakin runtii ka dhashey madaxweynaha GONDIHIISA marku xamilkari waayay fadeexdii cajaladii uu saqda dhexe soo duubey, hore waxaan u maqli jiray dagaalku gondahaagu ka dhashaa ee ha faro madhnaa taaso ay somalidu uga jeedo mar walba dagaal laabta ka ogow. Markii an arkey dadbadan oo runtii caamo ah oo an fahmsaney sida ay siyaasiyintu maskaxda shacabka u dhalan habaabiso oo u riyaaqeya kuna bogaadineya madaxweynaha Siilaanayo safarkii an hore loo qorsheen ee ka…
Anagoo kala ah asxabtan hoos ku qoran waxaan tahniyad iyo Hambalyoba u diraynaa Boqorka iyo Boqorada Maxamed C/raxman Jamac iyo Hood Maxamed Guuleed oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa gaar ahaan Shiraaqle Hotel Ilaahay waxaan idiinka beryaynaynaa Caruur khayr qabta, iyo nolol barwaaqo ah, Waxaanun leenahay : GUURKINU GUUR KHAYR GURIGIINU GURINEGI GUULOW  IDINKA YEEL--------- AAMIN  ------------ AAMIN. Hambayada waxa diraya: Maxamed  Xuseen Caydiid Axmed Maxamed Diiriye Ismacil Adan Cabdi Cabdirisaaq Maxamud Cabdi C/qadir Xuseen Caydiid Maxamed Axmed  Yusuf Cadnaan Xuseen Caydiid C/fatax Rashiid Maxamed Amina Yusuf Xassan Barwaaqo Ibrahim Maxamed Sacdiya Ismaciil Maxamud Dadkaas oo dhamaan wada jooga Jamhuuriyadda…
Xisbiga iiga Baxa oo Mid Kale Samaysta iyo UCID kama bixi kartaan isma qabato Faysalow!!! Waxa la-yaab iyo amakaag noqotay xisbiga gabalkiisu dhacay ee intii goleyaal qaran iyo mid dhexe ugu jirtayba uga haajireen Faysal Cali Waraabe kadib, markuu xisbigii ka dhigtay meherad uu leeyahay sida hoteelka Maansoor, in uu haddana raggii sharafta ka raacay ee uga tagay iyagoo awood u lahaa in ay si sharciya uga qaadaan inta ay soo uruuriyaan xubnihii shirweynihii ugu dambeeyey ee 2006 ka qayb galay sida maxkamaddu xukuntay. TANINA WAXAY KAMID TAHAY WAXYAALIHII HORE EE AAN ISQABAN JIRIN EE FAYSAL CALI WARAABE LOOGA BARTAY.…
Shirkii Jaraaid ee uu dhawaanta qabtay Ex-Minister Saeed Sulub ayaa badiba dadweynihii dhagaystay waxay u arkeen hadal ku fadhiya xikmad isla mar ahaantana si wanaagsan wax ugu sheegay Madaxweyne Ahmed Maxamed oo habeen dhawayd si aad ah u weeraray siyaasiyiin uu ku jiro Ina Sulub. Maqaalkaygan kooban waxaan ugu talo galay marka hore inaan ku hambalyeeyo Siciid Sulub sida gobonimada leh ee u dhigay hadalkiisii isugu jiray garnaqsi, isdifaacis, hogotusaalayn iyo soo bandhigis wax qabadkii mudadii uu hayey xilka wasaarada Hawlaha Guud. Waxaan kaloon u marinayaa hawada Madaxweyne Ahmed Maxamed Maxamuud inuu qaato talada fiican ee uu siiyey Mudane Siciid…
«StartPrev12345678910NextEnd»
Page 8 of 11

Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner