Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Norway Oo Ku Aadan Furitaanka Xafiiska Urur-Siyaasadeedka Wadani Ee Magaalada Oslo.

Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee degan dalka Norway, waxa la ogaysiinayaa in la qabanayo xaflada furitaanka Urur-siyaasadeedka Wadani laantiisa Norway, maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 25.02.2012, Saacada lixda galabnimo (Kl.18.00).

Goobta shirku waa C.J. HAMBROS PLAS 5, waa ka soo horjeedka Maxkamada weyn ee Oslo.

 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:

Rooble Ugaas Tlf.: 45806642

Cabdiraxmaan Lisaaye Tlf.: 45205101.

 

 

 

Ka Soo Qaybgal Wacan.

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus