Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Hambalyo Meher: Maxamed Xasan Aaden Iyo Ifraax Ibraahim Cabdi (Ina Ibraahin dheere), Oo Meherkoodu 11.02.2012 Ka Dhacay Magaaladda Hargeysa

Axmed Yuusuf Aadan Qalinle, Hooyo Haliimo Cabdi, Aabo Yuusuf Aadan Qalinle, Farduus Yuusuf Aadan Qalinle, Cabdiraxmaan Yuusuf Aadan Qalinle, Cabdicasiis Yuusuf Aadan Qalinle, Mustafe  Yuusuf Aadan Qalinle.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………

Xasan Aadan Roodhi iyo Aaskiisa,  Muhiim Xasan Aadan Roodhi,    Muwaahim Xasan Aadan Roodhi,  Cabdiwahaab Xasan Aadan Roodhi,  Faysa Xasan Aadan Roodhi,  Xamda Xasan Aadan Roodhi, Hudda Xasan Aadan Roodhi,  Hana Xasan Aadan Roodhi, Khadar Xasan Aadan Roodhi, Cabdirashiid Xasan Aadan Roodhi, Cabdiqafaar Xasan Aadan Roodhi, Nimco Cabdilaahi Diiriye iyo Muuna Cabdilaahi Cawaale, dhammaan dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka

Maxamed Xasan Aaden

Iyo

Ifraax Ibraahim Cabdi (Ina Ibraahin dheere)

Oo meherkoodu 11.02.2012 ka dhacay Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo….Aamin….Aamin…Aamiin

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus