Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Hambalyo Aroos Maxamed Cumar Fadhiyare Iyo Saado Yuusuf Xasan Oo Aqalgalkoodu Ka Dhacay 05/02/12 Magaalada Burco.

Maxamuud Maxamed Jaamac Gaaadhi Jiidh, Suldaan Ismaaciil Xaaji Xasan, Siciid Mire Faarax (Giire), Prof. Xuseen Xasan Guuleed, Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Cali Xasan Cismaan (Cali Kubad), Eng. Aadan Rashiid, Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuseen Lucky), Jaamac Hirad Cabdi, Aadan Siciid ( Aadan Dooc), Maxamed Cawad Xaaji Nuur (Xoog), Maxamed Aadan Foolge, Cabdi Cago Cade, Mustafe C/laahi Cali, Axmed Diiriye Budhle, ismaaciil Axmed Xayir, Xuseen Cabdilaahi ( Xuseen Girgire), Ismaaciil Maxamed Xirsi, Maxamuud Xandule, Mustafe Axmed Xaaji Dirir, Axmed Abokor.

Dhamaan Dadkaasi waxay Hamblyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Maxamed Cumar Fadhi yare Iyo Saado Yuusuf Xasan Oo Aqal Galkoodu ka dhacay Magaalada burco ee Gobolka Togdheer 05/02/2012, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku wara ee Ubad Khayr qaba kala Hela.

 

Aamiin........Aamiin..............Aamiin. 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus