Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Hambalyo Aqalgalka: Arooska Yaasiin Daahir Warsame Iyo Aroosada Faadumo Nuur Yuusuf Oo Arooskoodu Ka Dhacay 10.02.12 Magaalada Bonn Ee Dalka Jarmalka.

Gacal iyo sokeeyaba guurkiina ku farax:

Haddii aanu nahay dadka hoos ku qoran, waxa aanu hambalyo iyo ducoba u diraynaa Arooska lamaanaha Mudane Yaasiin Daahir Warsame iyo Marwo Faadumo Nuur Yuusuf oo habeenkii xalay aqal-galkoodu ka dhacay magaalada Bonn ee dalka Jarmalka.

Waxa tahniyada diraya:

  1. Sareeye Gaas Ismaaciil Axmed Ismaaciil iyo Qoyskiisa.

  2. Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Qoyskiisa.

  3. Mudane Cismaan Jaamac Cali iyo Qoyskiisa.

  4. Mudane Maxamed Colujoog iyo Qoyskiisa.

  5. Mudane Axmed Mire Maxamed iyo Qoyskiisa.

  6. Mudane Maxamed Ibraahin Ismaaciil iyo Qoyskiisa.

  7. Mudane Cabdi Ibraahin Ismaaciil iyo Qoyskiisa.

  8. Mudane Carab Saxardiid iyo Qoyskiisa.

  9. Mudane Cabdisalaan Saxardiid iyo Qoyskiisa.

  10. Mudane Maxamed Sugaal Geelle iyo Qoyskiisa.

  11. Mudane Casayr Cabdiqaadir iyo Qoyskiisa.

  12. Mudane Maxamuud Muuse “Musbaar” iyo Qoyskiisa.

  13. Mudane Axmed Yaasiin Buraale iyo Qoyskiisa.

  14. Mudane Ibraahin Faarax Jooj iyo Qoyskiisa.

  15. Mudane Axmed Xirsi Qatala iyo Qoyskiisa.

  16. Mudane Maxamuud Xirsi Qatala iyo Qoyskiisa.

  17. Mudane Cabdillaahi Aadan “Kongo” iyo Qoyskiisa.

  18. Mudane Axmed Aadan “Kongo” iyo Qoyskiisa.

  19. Mudane Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Qoyskiisa.

  20. Mudane Maxamed Nuur Axmed (Tahar) iyo Qoyskiisa.

  21. Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Xandulle iyo Qoyskiisa.

  22. Mudane Sidiiq Aw-Faarax Gabaar iyo Qoyskiisa.

  23. Mudane Maxamed Jaamac Dhiif iyo Qoyskiisa.

  24. Mudane Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa.

  25. Mudane Cabdirisaaq Cali Rigaax iyo Qoyskiisa.

  26. Mudane Saleebaan Nuur Warsame (Food) iyo Qoyskiisa.

  27. Mudane Muuse Jaambiir Faarax iyo Qoyskiisa.

  28. Dhamaan Qoysaska iyo Caruurta Reer warsame Yuusuf.

Dhamaan dadkani waxay lamaanaha aqal-galay ilaahay uga baryayaan kuwii isku barakooba, ubad khayr-qabana kala hela.

 

 

Aamiin............Aamiin.............Aamiin. 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus