Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Baroordiiq: Geerida Marxuum Xasan-Ramadaan Faysal X. Jaamac Oo Maanta (18.02.12) Lagu Aasay Magaalada Hargeysa.

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, guud ahaan qoyska Ehelada iyo Asxaabta, gaar ahaana Qoyska Ilma Faysal X. Jaamac iyo Hooyo Shuun Colaad Harti oo uu ka geeriyooday Marxuum Xasan-Ramadaan Faysal X. Jaamac oo maanta 18.02.12 lagu aasay magaalada Hargeysa.

 

Waxa tacsida diraya Dhamaan ururka Igare ee Norway iyo dadkan kale:

 

Xasan Baaruud Jibaar.

Yuusuf(Khadar) Maxamed X. Haaruun.

Baashe Maxamed Muuse.

Siciid Cismaan Gaboose.

Cabdiqaadir Mahdi Xaashi.

Cabdiqaadir Xirsi Xusseen.

Maxamed Jibriil Qoorgaab.

Cali Jibriil Qoorgaab.

Baashe Maxamed Jaamac Bari.

Maxamed Saahid Afgaab.

Cabdalle Daahir Xasan.

Maxamed Cali Xasan “Gaacuuro”.

Ciise Maxamed Cambaashe “Ciise Dheere”.

Maxamed Yuusuf “Xariir” Cabdi.

Cabdiqani Jaamac Cabdulle.

Aadan Maxamed Axmed “Aadan Faayar”.

Xasan Maxamed Cali.

Nuura Xasan Gidhays.

Aamina Cawil Faarax.

Basra Maxamed Muuse.

Nuura Diiriye Afxakame.

Caasha Maxamuud Axmed.

Farxiya Mahdi Xaashi.

Muna Mahdi Xaashi.

Jawaahir Mahdi Xaashi.

Hibo Rashiid Xaashi.

 

++++++++++++++++++++++++

 

Yuusuf Tarabi Wayd.

Cabdillaahi Candhiil.

Xasan Cawil Faarax.

Muxumed Cali X. Dalmar.

Maxamed Axmed Maxamed Xayd.

Yuusuf(Khadar) Maxamed X. Haaruun.

Deeq Saleebaan Keli.

Cabdirisaaq Cismaan Fadal.

Bile Maxamed Cabdi (Bile Aw-Dayr).

Maxamuud Saleebaan Keli (Xadhigle).

Cali Ducaale Carraale.

Cali Jaamac Xasan.

Axmed Xaaji Ismaacil faarax (axmed dhagax).

Cali Maxamuud Maxamed(Cali baabuur).

Axmed Cismaan Xasan ( Deeban).

Cabdirisaaq Cawil Yusuf (dhiif).

Xasan Ibraahin (Xasan Jawaase)

Yusuf Xaashi Xuseen (Huruke )

Cabdirisaaq Ibraahin Candhaadhi

Cumar Xasan Maxamed( ina xasan xarago)

Siciid Axmed Caynaanshe(Amusane)

Rashiid Xaaji Cabdilaahi Xaaji Diiriye

Khadar haybe Cilmi(Galaal)

Cabdilaahi Cabdi Cigaal(dhegjar)

Saleeban Yusuf ibraahin (saleban marayare)

Ismaaciil maxamed shide(Dukhsi)

 

+++++++++++++++++++++++++++

 

Cabdi maxamed xaaji Xasan

Maxamed Cabdi Carab.

Rashiid Faarax Cali (Gacanlo).

Jamaal Cabdi maxamed (Halac).

Salaan Cismaan Adan (Qalabjaaan).

Maxamed faarax Adan (Laangadhe).

Mustafe Maxamuud Cali (Caabi).

Maxamuud Xasan Caynaashe (Casiiran).

Ismaacil Maxamuud Maxamed (Caraale).

 

Dhamaan dadkaasi waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadiisii Fardawsa ka waraabiyo, ehelka, asxaabta iyo qoyska uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 

 

Aamiin...........Aamiin....................Aamiin.  

  

-----------------------------------------------------------

Waxa kale oo diraya tacsi taa la mida: 

DHAMAAN DADKA HALKAN HOOSE KU XUSAN

AHMED ABDI HERSIGUURE

SH.HASSAN MOHAMED QASAAL

MOHAMED AHMED JAMAC

FAARAX JAMAC CABDI JABANE

MOHAMED MUSTAFE IBRAHIM

CABDIRASHID JAMAC GEELE

MAXAMED BASHIR CABDI

CABDIRASHID OMER SHUKRI

MOWLLID MAXAMED SHUKRI

MOHAMUD CABDILAAHI IBRAHIM

AHMED MOHAMED X.JAMAC

MOHAMED ABDIRAHMAN JAMAC

HASSAN AWIL YUSUF

BASHIR ADAAN X.DIRIE

 

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ramadaan faysal x.jamac oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

Waxay marxuumka ilahay uuga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan uugu badalo.

 

 

Aamiin....Aamiin.....Aamiin.

 

 

 

 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus