Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Baroordiiq: Geerida Marxuum X. Aadan Cabdi Geelle Oo Shalay 17.02.12 Lagu Aasay Magaalada London.

Dhamaan dadkani waxa ay tacsi tiiraanyo u dirayaan guud ahaan dhamaan Qoysaska reer Cabdi Geelle, Asxaabta iyo ehelada, gaar ahaana qoyska ilma Aadan Cabdi, geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum X. Aadan Cabdi Geelle oo maalintii shalay lagu aasay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 

Waxa tacsida diraya:

Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun iyo Qoyskiisa.

Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Qoyskiisa.

Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa.

Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye iyo Qoyskiisa.

Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa.

Xamse Yuusuf C. Shabeel iyo Qoyskiisa.

Xaliimo Ismaaciil Mire.

Caasha Xasan iyo Qoyskeeda.

Marxuumka Ilaahay naxariistiisa janno ha ka waraabiyo ehelka, asxaabta iyo qoyskana samir iyo Ilaahay ha ka siiyo.

 

 

Aamiin..............Aaminn...............Aamiin.

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus