Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, guud ahaan qoyska Ehelada iyo AsxaabtaReer X. Dhogor, gaar ahaana Qoyska Ilma Cabdillaahi X. Dhogor oo uu ka geeriyooday Aabahood Marxuum Cabdillaahi X. Dhogor oo shalay 07.12.12 ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Waxa tacsida diraya Dhamaan ururka Igare ee Norway iyo dadkan kale:
Ismacil Axmed Ismacil.
Daahir Warsame Yuusuf.
Carab Saxardiid.
Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
Axmed Faarax Joorj.
Yuusuf(Khadar) Maxamed X. Haaruun.
Baashe Maxamed Muuse.
Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
Nasir Cali Talyaani.
Cabdixaliim Cawil Yuusuf.
Cabdirashiid Maxamed Axmed.
Maxamed Cumar Cilmi.
Siciid Caarshe Cabdi.
Siciid Cismaan Gaboose.
Cabdiqaadir Mahdi Xaashi.
Cabdiqaadir Xirsi Xusseen.
Maxamed Jibriil Qoorgaab.
Xasan Baaruud Jibaar.
Cali Jibriil Qoorgaab.
Baashe Maxamed Jaamac Bari.
Maxamed Saahid Afgaab.
Cabdalle Daahir Xasan.
Maxamed Cali Xasan “Gaacuuro”.
Ciise Maxamed Cambaashe “Ciise Dheere”.
Maxamed Yuusuf “Xariir” Cabdi.
Cabdiqani Jaamac Cabdulle.
Aadan Maxamed Axmed “Aadan Faayar”.
Xasan Maxamed Cali.
Nuura Xasan Gidhays.
Aamina Cawil Faarax.
Basra Maxamed Muuse.
Nuura Diiriye Afxakame.
Caasha Maxamuud Axmed.
Farxiya Mahdi Xaashi.
Muna Mahdi Xaashi.
Jawaahir Mahdi Xaashi.
Hibo Rashiid Xaashi.
++++++++++++++++++++++++
Yuusuf Tarabi Wayd.
Cabdillaahi Candhiil.
Xasan Cawil Faarax.
Muxumed Cali X. Dalmar.
Maxamed Axmed Maxamed Xayd.
Deeq Saleebaan Keli.
Bile Maxamed Cabdi (Bile Aw-Dayr).
Maxamuud Saleebaan Keli (Xadhigle).
Cali Ducaale Carraale.
Cali Jaamac Xasan.
Axmed Xaaji Ismaacil faarax (axmed dhagax).
Cali Maxamuud Maxamed(Cali baabuur).
Axmed Cismaan Xasan ( Deeban).
Cabdirisaaq Cawil Yusuf (dhiif).
Xasan Ibraahin (Xasan Jawaase)
Yusuf Xaashi Xuseen (Huruke )
Cabdirisaaq Ibraahin Candhaadhi
Cumar Xasan Maxamed( ina xasan xarago)
Siciid Axmed Caynaanshe(Amusane)
Rashiid Xaaji Cabdilaahi Xaaji Diiriye
Khadar haybe Cilmi(Galaal)
Cabdilaahi Cabdi Cigaal(dhegjar)
Saleeban Yusuf ibraahin (saleban marayare)
Ismaaciil maxamed shide(Dukhsi)
+++++++++++++++++++++++++++
Cabdi maxamed xaaji Xasan
Maxamed Cabdi Carab.
Rashiid Faarax Cali (Gacanlo).
Jamaal Cabdi maxamed (Halac).
Salaan Cismaan Adan (Qalabjaaan).
Maxamed faarax Adan (Laangadhe).
Mustafe Maxamuud Cali (Caabi).
Maxamuud Xasan Caynaashe (Casiiran).
Ismaacil Maxamuud Maxamed (Caraale).
Dhamaan dadkaasi waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadiisii Fardawsa ka waraabiyo, ehelka, asxaabta iyo qoyska uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin...........Aamiin.
-----------------------------------------------------------
Waxa kale oo diraya tacsi taa la mida:
DHAMAAN DADKA HALKAN HOOSE KU XUSAN
AHMED ABDI HERSIGUURE
SH.HASSAN MOHAMED QASAAL
MOHAMED AHMED JAMAC
FAARAX JAMAC CABDI JABANE
MOHAMED MUSTAFE IBRAHIM
CABDIRASHID JAMAC GEELE
MAXAMED BASHIR CABDI
CABDIRASHID OMER SHUKRI
MOWLLID MAXAMED SHUKRI
MOHAMUD CABDILAAHI IBRAHIM
AHMED MOHAMED X.JAMAC
MOHAMED ABDIRAHMAN JAMAC
HASSAN AWIL YUSUF
BASHIR ADAAN X.DIRIE
Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi X. Dhogor oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa.
Waxay marxuumka ilahay uuga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan uugu badalo.
Aamiin....Aamiin.....Aamiin.






