Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Baroordiiq: Geerida Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Bulaxaar) Oo Shalay 31.01.12 Ku Geeriyooday Magaalada London.

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, guud ahaan Ehelka iyo Asxaabta, gaar ahaana Qoyska Ilma Axmed Bulaxaar oo Aabahood marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Bulaxaar)  shalay 31.01.12 xaqi ugu yimi magaalada London ee carriga Ingiriiska.

 

Waxa tacsida diraya:

 

Dr. Maxamed Cismaan Fadal, Xaaskisa iyo Caruurtiisa

Cabdirisaaq Cismaan Fadal , Carruurtiisa iyo Xaaskiisa

Yaasiin Cismaan Fadal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa

Jamaac Cismaan Fadal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.

Axmed Cismaan Fadal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa

Ibrahim Cismaan Fadal.

Cabdifataax Cismaan Fadal.

Khadar Cismaan Fadal.

Foosiya Cismaan Fadal iyo Inanteeda

Faadumo Cismaan Fadal, Odaygeeda iyo Carruurteed

Naciima Cismaan Fadal iyo Odaygeeda

Aamin Cismaan Fadal odaygeeda iyo Wiilkeeda.

Dhamaan dadkaas waxay Marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu janadiisii Fardawsa ka waraabiyo, Ehelka, Axsaabta iyo Qoyska uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 

 

Aamiin………….. Aamiin………….. Aamiin.

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus