Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha
Ra'yiga Dadweynaha
Ra'yiga Dadweynaha

Ra'yiga Dadweynaha

Kusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee degan dalka Norway, waxa la ogaysiinayaa in la qabanayo xaflada furitaanka Urur-siyaasadeedka Wadani laantiisa Norway, maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 25.02.2012, Saacada lixda galabnimo (Kl.18.00). Goobta shirku waa C.J. HAMBROS PLAS 5, waa ka soo horjeedka Maxkamada weyn ee Oslo.   Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: Rooble Ugaas Tlf.: 45806642 Cabdiraxmaan Lisaaye Tlf.: 45205101.       Ka Soo Qaybgal Wacan.
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, guud ahaan qoyska Ehelada iyo Asxaabta, gaar ahaana Qoyska Ilma Faysal X. Jaamac iyo Hooyo Shuun Colaad Harti oo uu ka geeriyooday Marxuum Xasan-Ramadaan Faysal X. Jaamac oo maanta 18.02.12 lagu aasay magaalada Hargeysa.   Waxa tacsida diraya Dhamaan ururka Igare ee Norway iyo dadkan kale:   Xasan Baaruud Jibaar. Yuusuf(Khadar) Maxamed X. Haaruun. Baashe Maxamed Muuse. Siciid Cismaan Gaboose. Cabdiqaadir Mahdi Xaashi. Cabdiqaadir Xirsi Xusseen. Maxamed Jibriil Qoorgaab. Cali Jibriil Qoorgaab. Baashe Maxamed Jaamac Bari. Maxamed Saahid Afgaab. Cabdalle Daahir Xasan. Maxamed Cali Xasan “Gaacuuro”. Ciise Maxamed…
Dhamaan dadkani waxa ay tacsi tiiraanyo u dirayaan guud ahaan dhamaan Qoysaska reer Cabdi Geelle, Asxaabta iyo ehelada, gaar ahaana qoyska ilma Aadan Cabdi, geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum X. Aadan Cabdi Geelle oo maalintii shalay lagu aasay magaalada London ee dalka Ingiriiska.   Waxa tacsida diraya: Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun iyo Qoyskiisa. Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Qoyskiisa. Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa. Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye iyo Qoyskiisa. Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa. Xamse Yuusuf C. Shabeel iyo Qoyskiisa. Xaliimo Ismaaciil Mire. Caasha Xasan iyo Qoyskeeda. Marxuumka Ilaahay naxariistiisa janno ha ka waraabiyo ehelka, asxaabta iyo…
Hargeysa (Ramaas) Feb 17,2012 – Madaxwaynihii dalka Jarmalka Mr Christian Wulf ka dib markii lagu eedeeyay inuu si aan sharci ahayn u qaatay lacago badan ka hor intii aanu xilka Madaxwaynimo ee Jarmalka qaban. Madaxwayne  Christian Wulf oo xilka Madaxwaynenimo ee Jarmalka sanadkii 2010-kii kala wareegay Madaxwaynihii ka horeeyay Mr Horst oo isaga laftiisu iska casilay xilkaasi, ayaa xilka uga tagay fadeexado musuqmaasuq oo la sheegay inuu ku kacay ka hor intii aanu xilkaasi qaban. Madaxwaynaha iscasilay oo markii uu xilka ka tagay la hadlay Warbaahinta caasimada dalka Jarmalka ayaa dhan iskaga leexiyay eedaymaha loo jeediyay, isaga oo ku dooday…
Ka dib qiimayn badan oo an ku sameeyay Xaalada Dalka gaar ahana System ka maamul ee hada dalka ka jira oo ah mid aad ay xaaladiisu u cakiran tahay marka laga eego xaga dhaqaalaha iyo Siyaasada dibada iyo gudaba , Waxan soo jeedin laha markaanu aragnay in  Wasiiradaada Madaxtooyada, Arimaha Dibada, Duulista iyo Hawada oo ay bulshada Somaliland aad u diideen dhaqamadooda iyo system ka ay u shaqeeyaan oo ah mid aan haba yaraate manta qof reer Somaliland ah oo ku qanacsani aanu jirin Adna aad Madaxwayne waxba ka qaban wayday oo ad maqli wayday Umadii kuso dooratay iyo Madaxdii…
Gacal iyo sokeeyaba guurkiina ku farax: Haddii aanu nahay dadka hoos ku qoran, waxa aanu hambalyo iyo ducoba u diraynaa Arooska lamaanaha Mudane Yaasiin Daahir Warsame iyo Marwo Faadumo Nuur Yuusuf oo habeenkii xalay aqal-galkoodu ka dhacay magaalada Bonn ee dalka Jarmalka. Waxa tahniyada diraya: Sareeye Gaas Ismaaciil Axmed Ismaaciil iyo Qoyskiisa. Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Qoyskiisa. Mudane Cismaan Jaamac Cali iyo Qoyskiisa. Mudane Maxamed Colujoog iyo Qoyskiisa. Mudane Axmed Mire Maxamed iyo Qoyskiisa. Mudane Maxamed Ibraahin Ismaaciil iyo Qoyskiisa. Mudane Cabdi Ibraahin Ismaaciil iyo Qoyskiisa. Mudane Carab Saxardiid iyo Qoyskiisa. Mudane Cabdisalaan Saxardiid iyo Qoyskiisa. Mudane Maxamed Sugaal…
Axmed Yuusuf Aadan Qalinle, Hooyo Haliimo Cabdi, Aabo Yuusuf Aadan Qalinle, Farduus Yuusuf Aadan Qalinle, Cabdiraxmaan Yuusuf Aadan Qalinle, Cabdicasiis Yuusuf Aadan Qalinle, Mustafe  Yuusuf Aadan Qalinle. …………………………………………………………………………………………………………………………………………………… Xasan Aadan Roodhi iyo Aaskiisa,  Muhiim Xasan Aadan Roodhi,    Muwaahim Xasan Aadan Roodhi,  Cabdiwahaab Xasan Aadan Roodhi,  Faysa Xasan Aadan Roodhi,  Xamda Xasan Aadan Roodhi, Hudda Xasan Aadan Roodhi,  Hana Xasan Aadan Roodhi, Khadar Xasan Aadan Roodhi, Cabdirashiid Xasan Aadan Roodhi, Cabdiqafaar Xasan Aadan Roodhi, Nimco Cabdilaahi Diiriye iyo Muuna Cabdilaahi Cawaale, dhammaan dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka Maxamed Xasan Aaden Iyo Ifraax Ibraahim Cabdi (Ina Ibraahin dheere)…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baanka Jamhuuriyada Somaliland MARXUUM AXMED CABDI BADHAF oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 10/02/2012, laguna aasay Hargeisa. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.   IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN    Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.    --------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- Tacsi taa lamida waxa diraya Bahda Ramaasnews iyo dadka…
«StartPrev12345678NextEnd»
Page 1 of 8

Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner