Hargeysa (Ramaas) Aug.13, 2011 - Wasiirkii hore ee wasaarada caddaaladda Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa saraakiisha xukuumada ku dhaliilay sida ay u maamuleen socdaalkii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), shir jaraa'id oo uu qabtay.
Mr Dhoolayare waxa uu dhaliishan ka sheegay shir jaraa'id oo uu xalay ku qabtay hotelka Star ee Magaalada Hargeysa, isaga oo sidoo kale shirkiisan jaraa'id kaga arrimo kale oo door ah, waxaana aanu halkan idiin ka soo gudbin doonaa barnaaamij gaara oo ku saabsan shirkiisii jaraa'id ee dhageysi haboon.
Ramaasnews Desk
Hargeisa.




