Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Khudbadii Jimcaha Ee Sheekh Aadan Siiro Ee Maanta Oo Uu Kaga Hadlay Waxyaabo Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Ahaayeen “Nabada Oo Aad Ka Shaqeysaa Ka Fadli Badan Soonka Sunaha Ah, Salaada Sunaha Ah Iyo Sadaqada Sadaqada Sunaha Ah”(Dhageyso).

Hargeysa(Ramaas) Okt.03, 2012 – Sheekh Aadan Maxamed Xiiray «Aadan Siiro», ayaa maanta khudbadii Jimacaha ee uu ka jeediyey masaajidka Quba ee magaalada Hargeysa, kaga hadlay waxyaabo kala duwan oo uu ka mid ahaa xadiiskan rasuulka ee “Nabada oo aad ka shaqeysaa ka fadli badan soonka sunaha ah, salaada sunaha ah iyo sadaqada sunada ahba”. Khudbadaas oo bulshada fareysay waxyaabo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen wadajirka, qiimaynta qofka cilmiga leh, nabadgelyada iyo ilaalinta danta guud.
Khudbada Sheekhu maanta jeediyey oo dhamaystiran guji badhankan doogada ah oo dhageyso: https://s3.amazonaws.com/ramaas-podcasts/Wareysiyada+Dalkii/Sh+Siiro030212.mp3&autoplay=0&autoreplay=0&showtime=1" width="200" height="20" bgcolor="#FFFFFF"> https://s3.amazonaws.com/ramaas-podcasts/Wareysiyada+Dalkii/Sh+Siiro030212.mp3&autoplay=0&autoreplay=0&showtime=1" />


 

Ramaasnews Desk
Hargeisa. 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus