Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Holand Oo Maanta Xarunta Dalkaa Ka Dhigay Mudaharaad Ay Ku Dalbanayeen In Somaliland Hesho Aqoonsi Caalami Ah (Daawo Video).

Hargeisa(Ramaas) Feb.22, 2012 – Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Holand, ayaa maanta isu soo bax balaadhan ka dhigay xarunta dalkaas, isu soo baxan oo ay ku dalbanayeen, in dalka Somaliland aqoonsi buuxa ka helo beesha caalamka. 

Jaaliyaddaha Holand iyo Ingiriiska, ayaa todobaadadii ugu dambeeyey ku hawlanaa isu soo bax mar ka wada dhaca labada wadan, kaas oo ku aadan shir dalka Ingiriisku maalinta berriya xarunta dalkiisa ugu qaban doona maamulada kala duwan ee ka jira dalka, kaas oo isna lagu martiqaaday dalka Somaliland. 

Haddaba, waxa aad halkan ka daawataan isubaxii maanta ee jaaliyadda Holand oo uu isku soo dubariday wakiilka Tv-ga Universal ee dalkaasi:

 

Ramaasnews Desk

Hargeisa. 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus