Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Siiradii Rasuulka(SCW): Qaybtii Saddexaad Ee Casharada Taariikdii Asxaabta Oo Uu Inoo Soo Jeedin Doono Sh. Aadan Maxamuud Xiirey “Siiro” - (Dhageyso).

Hargeysa (Ramaas) July25, 2012 – Waa qaybtii Saddexaad ee dersigii taariihkda Asxaabtii Rasuulka (SCW), ee uu inoo soo jeedinayey Sheekh Aadan Siiro, ayaa waxa uu sheekhu qaybtii 1aad iyo 2aad kaga waramay taariikha Amiirkii afaraad ee Muslimiinta Cali Banii Abi Dhaalib. Qaybtan Sadexaadna waxa uu sii wadi doonaa taariikhda isla Amiirkaa “Radhiya laahu canhu” Dhageysi haboon:

 

Ramaasnews Desk

Hargeisa

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Voting Poll

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxa Ku Haboon Inuu Majaraha U Qabto

Madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), - 23.3%
Guddoomaha wakhtigan Muuse Biixi Cabdi - 30.7%
Wasiir C/Casiis Samaale - 20.7%
Muj: Maxamed Kaahin Axmed - 6.3%
Masuuliyiin Ku Cusub Saaxada - 19.1%

Total votes: 971
The voting for this poll has ended on: 25 Mar 2013 - 16:35

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus