Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha
Fikirka Aqoonyahanka
Fikirka  Aqoonyahanka

Fikirka Aqoonyahanka

Kusoo Dhawoow bogga Fikirka Aqoonyahanka ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa madal kulmisa aqoonyahanka kala duwan ee bulshada, ardayda jaamacadaha iyo khubarada mihnadaha gaarka ah si ay ugu soo bandhigaan fikirkood ku aadan arimaha ka taagan Mandaqada Geeska Afrika iyo tan caalamkaba, ha noqdaan arimaha bulshada, kuwo dhaqan-dhaqaalaha, siyaasada iwm . Boggani waa bogiinii, waa boggii qormooyinka cilmibaadhista ku salaysan. Shabakadu waxay ku dhiiri galinaysaa inay akhristayaashu mihnadooda qoraal iyo falanqayneed kusoo bandhigaan madashan.

Af-Madow(Ramaas) Dec. 18, 2011-Meydadka saddex ruux oo qoorta laga gooyay, ayaa waxa lagu arkay inta u dhaxeyso degmada Afmadow iyo Qooqaani ee Gobbolka jubbada hoose, halkaasoo ay ka jiraan dagaalo u dhaxeeya dhinacyada gobbolka isku haya.  Saddexdan qof ee meydkooda lagu arkay deegaano ka tirsan Jubbada hoose ayaa waxa ay kala yihiin Labo wiil oo dhalinyara ah iyo nin waayeel ah, lamana garanaya cida dishay laakiin meesha meydadkoodu lagu arkay ayaa ah duleedka degmada Afmadow oo ay ka   taliyaan Xoogaga  Xarakada Al-shabaab.    Qaar kamnid ah dadka ku dhaqan deeganka Qooqaani ayaa  warbaahinta deegaankaas u xaqiijiyay meydka Sedexdaasi qof ee…
“Gaadhiga warraahana Waalashiyo waxaa go’an Waayirrada indhaa shida” -Gaarriye Wax la yidhi “nin baa beri hore ka lugeeyey hawdka sare ee gobolka Togdheer si uu waajibaadka Xajka u soo guto. Dhawr bilood buu kub ku sigaale sii ahaa. Waxa uu sii dhex jibaaxay dhul-weynaha Itoobiya iyo Suudaan. Yemen buu marinka Babal Mandab ka galay. Lugtii buu Sacuudiga iyo Xaramka ku soo taabtay. Wuu soo laabtay. Hawdkii saruu yimid. Waxa wejigiisa ka muuqday oo sodcaalkaas dheeri ku keenay daal, diif iyo caato uu la soo solmay jidhkiisu”. Wax la yidhi “xilligaas uu Xaajigu Xajka ka soo laabtay isaga oo ayaamo yar…
Friday, 02 December 2011 15:55

Murtida Iyo Maah Maahaa

Written by Abdirisak
  Qaybtan waxaan ku soo qaadan doonaa Maah Maaha Iyo Murtida anagoo ka bilaabi doona Xarafka A,  si aan loo ilaabin Murtida iyo Maah  Maaha afkeena Hooyo oo u Baahan inaan  Inaan xafidno si aanay  u lumin.   Qaybta 1aad 1. Aadme la aragyaaba, dhib la arag. 2. Aan wada hadalno waa aan heshiino. 3. Aar qoyey dacawo la mood. 4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. 5. Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh. 6. Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamusan baa la qaatay. 7. Abeesana dhul u…
Ramaasnews-Nov.15.2011- Cilmi baadhis mudo dheer qaadatay oo lagu baadhayay khataraha ka dhasha cabida Sigaarka ayaa lagu ogaaday in Haweenka caba Sigaarka ay uga khatar badan yihiin xanuunada ku dhaca dhinaca wadnaha, taas oo ay kaga khatar badan yihiin raga caba sigaarka.   Cilmi baadhistan oo kasoo baxday baadhitaan mudo qaatay aya lagu sheegay in haweenka Sigaarka cabaa ay khatar ugu jiraan xanuunada ku dhaca wadnaha, iyadoo ay khubaradani sheegeen inay haweenka caba Sigaarka ay kaga khatar badan yihiim raga iyaguna caba Sigaarka.  Baadhitaankan oo lagu sameeyey in ka badan laba malyan oo dumara oo caba Sigaarka ayaa lagu ogaaday in…
Saturday, 12 November 2011 19:27

Qormo Muhiim Ah: Wadaagga Walaaltinimada iyo Maamulka.

Written by Abdirisak
Walaaltinnimadu waa xadhig adag oo isku xidha dadka wadaagga waalid ama diin ama dal, walaaltinnimadu waa shey qaali ah oo aan marnaba qarsoomi karin oo aan la beddeli karin,waxa ay xambaarsan tahay dareen sare oo keena isu hilow iyo isu xiisood haddii muddo la kala maqnaado,waxa ka dhexeeya is dugsasho iyo isku tiirsasho,iyo istaageersasho iyo is gacan qabasho,waxay isku leeyihiin talo iyo waxsheeg,waxay leeyihiin iska war hayn iyo isla socod joogto ah. Walaaluhu waa sida aynu soo sheegnay dad ay xidhiidhiso xadhig adag oo wadaag ah,tusaale dadka meel ku wada nooli waxa ay wadaagayaan dareen isku mid ah,oo ka imanaya…
Dhalinyaradu waa xooga dal uu leeyahay ama mustaqbalaka danbe ee   badali doona kuwa manta talada haya ee wakhtigoodu iska gabaabsiga yahay.   Hadaba waxaan manta qalinka u qaatay inaan wax ka yara iftiimiyo dhibaatooyinka ay tahriibtu ku hayaan dhalinyarada iyo shaqo la’aanta. Mar hadii aan ka hadlayno dhalinyarada  oo ah mustaqbalka aan higsanayno kuwa bedeli doona madaxda hada shaqaynaysa marka uu wakhtigoodu dhamaado.  Dhalinyarada ku nool dhamaan Somaliland waxaa hadheeyey ama khayrkood ka reebay waa shaqo la’aan baahsan oo aafaysay dhamaanba mustaqbaka dhalinyarada, Somaliland iyada oo ka dhigtay fadhiid aan han iyo damac siyaasadeed toona lahayn, iyagoo aakhirkana noqoda  qaar…
Hordhac: Aan ku horeeyee, marka hore Illaahay ducadaas ha inoo aqbalo adiga oo akhriste ah iyo aniga oo qore ahba. Marka xigta, waxa habboon in uu qofka ummadda qoraal ama fikrad soo hordhigayaa ixtiraamo garaadka dadka qoraalkiisa wakhtiga qaaliga ah ku bixinaya ee akhriyaha. Marka saddexaad, waa in afka Illaahaybaa lehe laga dhawraa xumaanta. Ogow, afka ay xumaanta iyo caydu kasoo baxdo ayaa ah midka ugu horeeya ee xumaantaas uu sheegayaa gaadho, waayo waa kii ay soo martay ee kasoo baxaysay inta aanay meel kale gaadhin. Qofkastaana xumaanta uu sheego loogama dhawa. Marka afraad, marka laga hadlayo arrimo ummad masiirkeeda…
Hargeysa (Ramaas) Oct 30,2011 – Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta lagaga dhawaaqay urur siyaasadeed cusub, kaas oo magaciisu yahay ururka horumarinta iyo barwaaqada ee IFTIIN. Urur siyaasadeedkan cusub ee IFTIIN ee lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa oo la sheegay inuu u diyaar garoobayo sidii uu doorashada golayaasha deegaanka dalka ka qayb-galo si uu mustaqbalka  u noqdo xisbi siyaasadeed qaran.   Munaasibada lagaga dhawaaqay urur siyaasadeedkan IFTIIN ayaa waxa ka qayb-galay dadwayne tiro badan oo taageerayaal u ah ururkan aqooyahan, culimo iyo shakhsiyaad kale oo munaasibada u yimid inay ururka bogaadiyaan.   Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuud Xiiray oo ka mid ahaa…
«StartPrev1234NextEnd»
Page 3 of 4

Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner