Waa Cashar diini ah oo ku saabsan sida loola dhaqmayo da'yarta marka da'doodu tahay inta u dhaxeysa 12 jir illaa 18 jir, casharkan oo uu inoo soo jeedin doono Sheekh Mustafe Xaaji Haaruun, taas oo uu sheekhu innaga siin doono tusaaleyaal ku arooraya xaalada ay xilligan ku sugan yihiin da'yartaa uu dersigu ka hadlayo. Si aad u daawato fadlan riix filimkan hoose:
Bogga Arimaha Diinta Ee
Ramaasnews.



