Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Dood Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Somaliland Iyo Shirkii London Oo Ramaasnews U Qabatay Aqoonyahanada Maxamed Maxamuud “Liilan”, Prof. Gaarriye, Cabdillaahi S. Bidde, Maxamed Nuur “Tahar” Iyo Cabdiraxmaan M. Xandulle (Dhageyso).

Oslo(Ramaas) Mar.02, 2012 – Shabakada ramaasnews waxa ay idiin soo gudbinaysaa dood iyo falanqayn ku saabsan, maxaa guul iyo guuldaro ah oo Somaliland uga soo hoyday shirkii London.

Waxa dooda ka qayb qaadanaya Safiirka Somaliland ee dalka Norway Maxamed Maxamuud Aadan “Liilan”, Prof. Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye”, Cabdillaahi Saleebaan Bidde, Maxamed Nuur Axmed “Tahar” iyo Cabdiraxmaan Maxamuud Xandulle oo dhamaantood ku sugan dalka Norway.

Doodadan oo lagu lafo guray maxaa Somaliland uga faa'iido ahaa qodobadii ka soo baxay shirkaa, maxaase uga meel ooli kara shirka bisha lixaad lagu qaban doono dalka Turkiga iyo qodobo kale oo xiiso badan. Haddaba, dooda oo dhameystiran ka dhageyso halkan hoose, adiga oo riixaya badhinka doogada ah:

 

 

Ramaasnews Desk

Oslo, Norway.

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Voting Poll

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Waxa Ku Haboon Inuu Majaraha U Qabto

Madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), - 23.3%
Guddoomaha wakhtigan Muuse Biixi Cabdi - 30.7%
Wasiir C/Casiis Samaale - 20.7%
Muj: Maxamed Kaahin Axmed - 6.3%
Masuuliyiin Ku Cusub Saaxada - 19.1%

Total votes: 971
The voting for this poll has ended on: 25 Mar 2013 - 16:35

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus