Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Daawo Ra'yiga Dadweynaha Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer Ay Ka Bixiyeen Ka Qaybgalka Xukuumada Somaliland Ee Shirka London Loogu Qabanayo Maamulada Kala Duwan Ee Dalka Soomaliya (Video).

Burco(Ramaas) Feb.05, 2011 – Dadweynaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa todobaadadii ugu dambeeyey ay ka dhex oognayd, dood ku arooraysay doorka uga banaan dalka jamhuuriyadda Somaliland ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku bishan febraayo 23-keeda, dalkeeda ugu qabanayso maamulada ka jira dalka Soomaaliya.

Dadweynaha oo ku kala afkaar duwan ka qaybgalka xukuumada ee shirkaa, ayaa hawlwadeenada shabakada ee magaalada Burco waxa ay qaybaha bulshada ee kala duwan la dhex mareen kamada, waxaanay idiin soo gudbinayaan aragtidii dadkaa oo muqaal ah ee daawasho haboon:

 

Ramaasnews Desk

Burao. 

Copyrights © 2011 Ramaas News. All Rights Reserved.  

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diirnta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

 

Banner

Banner

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Photo Gallery

Latest Videos

blog comments powered by Disqus