Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha
News

News (2702)

Children categories

Fikirka  Aqoonyahanka

Fikirka Aqoonyahanka (43)

Kusoo Dhawoow bogga Fikirka Aqoonyahanka ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa madal kulmisa aqoonyahanka kala duwan ee bulshada, ardayda jaamacadaha iyo khubarada mihnadaha gaarka ah si ay ugu soo bandhigaan fikirkood ku aadan arimaha ka taagan Mandaqada Geeska Afrika iyo tan caalamkaba, ha noqdaan arimaha bulshada, kuwo dhaqan-dhaqaalaha, siyaasada iwm . Boggani waa bogiinii, waa boggii qormooyinka cilmibaadhista ku salaysan. Shabakadu waxay ku dhiiri galinaysaa inay akhristayaashu mihnadooda qoraal iyo falanqayneed kusoo bandhigaan madashan.

View items...
Ra'yiga Dadweynaha

Ra'yiga Dadweynaha (127)

Kusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

View items...
Sports Ciyaaraha

Sports Ciyaaraha (23)

Kusoo Dhawaada Bogga Ciyaaraha Ee Shabakada Ramaasnews. Kala soco boggan, falanqaynta, natiijooyinka tartamada kala duwan ee caalamka iyo dalkaba. Waxa xusid mudan in si joogto ah halkan looga baahin doono tartamada kubadda cagta ee bisha barakaysan ee RAMADAAN. Waa bogga dhamaan dhalinyarta iyo dadka xiiseeya ciyaaraha, ka dhiibo fikirkaaga, ku darso khibradaada kana qayb qaado falanqaynta ciyaaraha kala duwan. Dhiiri galinta ciyaaraha dalku waa hadafkayaga.

View items...
Arimaha  Diirnta

Arimaha Diirnta (9)

Kusoo Dhawoow bogga ugu qiimaha badan leh shabakada, bogga Arimaha Diinta. Boggan waxaanu ugu talo galnay inuu noqdo madal laga kasbado aqoon diineed lagagana jaahil baxo masalooyin badan oo diini ah. Akhristayaasha iyo  saaxiibada shabakadu waxay kusoo gudbin karaany su'aalaha diiniga ah ee ay rabaan in laga jaahil saaro, anaguna aanu jawaabaha uga soo qaadno Culimada diinta ee waawayn. Fadlan sii qiimaha uu boggani mudanyahay, ugana qayb qaado si firfircoon si aad u korodhsato aqoontaada diiniga ah. Wixii su'aalo ah fadlan noogu soo gudbi ; arimahadiinta.ramaas@gmail.com

View items...
News

News (2336)

Kusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

View items...
English

English (34)

Welcome to the English news section of Ramaasnews. Breaking news, both local and International, English featured articles and information for foreigners, such as Travel information, tourism and local restaurant. STAY informed!

View items...
Hargeysa (Ramaas) May 17,2012 – Wakaaladaha wararka caalamiga ah iyo Wargeysyada waaweyn ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa aad wax uga qoray dhacdadii foosha xumayd ee Salaasadii ka dhacday xerada ciidamada ee duleedka Warshada Kabista Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Dhacdadan oo sida la ogyahay ay ku geeriyoodeen todoba qof oo saddex ka mid ahi ahaayeen askar Milatari ah ka dib markii dad shacabka ah oo sheeganaya deegaanka Ciidamadu daganaayeen weerar ku qaadeen ciidamada ayaa warbaahinta caalamiga ah ay si aad ah wax uga qoreen. Warbaahinta dhacdadan qortay ayaa waxay culayska saareen xukunka deg-dega ah ee Maxkamada ciidamadu ku riday…
Malta (Ramaas) May 17,2012 – Dawlada Maraykanka ayaa bilowday inay Jasiirada Malta ka daad-gureyso dadka qoxootiga ah ee ka Tahriiba dalalka qaarada Afrika ee ka gudbay badda u dhaxaysa dalka Libiya ee Jasiirada Malta. Dawlada Maraykanka ayaa dadka qoxootiga ah ee uu ka qaado Malta dib u dejin ka siiyay dalkaasi Maraykanka, iyadda oo uu Jasiiradaasi uu ka qaaday Tahriibayaal badan oo isugu jira Somali iyo Afrikan kale oo u badan Eratariyaan ka baxday nolosha dalka Eratariya oo ay saaran tahay cunoqabateyni. Safiirka Mareykanka ee Jaziiradda Malta ayaa shalay sagootiyay 27 Muhaajiriin Somali iyo Eritrean ah oo ku sii jeeday…
Hargeysa (Ramaas) May 17,2012 – Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta dib u dhigtay dhageysiga wejigii shanaad ee dacwada Masuuliyiintii u xidhnaa eedaymaha Musuqmaasuq oo dhowr jeer oo hore dacwadooda maxkamadu dhageysatay. Badhasaabkii hore ee gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), Agaasimihii guud ee wasaarada dib-u-dejinta Axmed Cilmi Barre iyo la taliyihii Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Xuseen Siciid Jaamac oo maanta la keeni lahaa maxkamada si ay u sii socoto dhageysiga dacwadoodu ayaa la baajiyey. Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa sheegay in sababta loo baajiyey ay tahay codsi ka yimid dhanka taliska ciidamada booliska, kuwaasi oo sheegay in ciidamadii maxkamada u…
Muqdisho (Ramaas) May 17,2012 – Diyaarad ka mid ah kuwo rakaabka qaada ee shirkadda Turkish Airlines ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho dib uga laabatay ka dib markii ay fadhiisan kari-wayday. Diyaaradan oo rakaab ka soo qaaday Magaaladda Istanbul ee dalkaTurkiga ayaa la sheegay inay cilad farsamo awgeed u cago-dhigan kari wayday garoonka diyaaradaha isla-markaana ay dib u noqotay markii ay saddex jeer isku dayday inay fadhiisato, balse ay awoodi wayday. Diyaaradan oo siday rakaab tiradooda lagu sheegay 150 qof oo Somali iyo ajaanib kale oo Muqdisho ku socday ayaa la sheegay inay fadhiisatay garoon ku yaala Magaaladda Addis-Ababa,…
Hargeysa (Ramaas) May 17,2012 – Dadwaynaha Somaliland gudo iyo dibadba ayaa ku mashquulsan u diyaar-garowga xuska 21-guurada Madax-banaanida Somaliland oo  ku beegan 18-ka bishan May oo ah Jimcaha bari Haddii Alle Idmo. Xuska 21-guurada Madax-banaanida Somaliland ayaa diyaar-garowgeeda laga dareemayaa guud ahaan Magaalooyinka Somaliland iyo wadamada dibada ee ay ku dhaqan yihiin Muwaadiniinta reer Somaliland, iyadda oo Magaalooyinka dalka aad ku arkayso dadka oo aad u iibsanaya calamada ay dadku maalintaasi qaataans si ay u wayneeyaan xuska Madax-banaanida. Sidoo kale, fanaaniinta reer Somaliland ayaa guddo iyo dibadba u diyaariyey bandhig faneedyo ay ugu dabaal-degayaan Maalintan, kuwaasi oo ogeysiiskoodu warbaahinta Online-ka…
Hargeysa (Ramaas) May 17,2012 - Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa markii u horreysay muddaysay dhegaysiga dawcad la xidhiidha khilaaf ka dhex oogan hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ee UDUB oo garabka Axmed Yuusuf Yaasiin dhowaan u gudbiyeen. Sido ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay xaqiijiyeen, waxa Maxkamadda Sare muddaysay in 20 May 2012 oo ku beegan Axadda toddobaadkan la gudo-galo dhegaysiga dawcad ka dhan ah guddoomiyenimada xisbiga UDUB Md. Md. Daahir Rayaale Kaahin oo uu bishii April ee isla sannadkan 2012 maxkamadda u gudbiyey Guddoomiye-ku-xigeenka UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin. Dawcadda Maxkamadda Sare ee Somaliland muddaysay…
Hargeysa (Ramaas) May 17,2012 – Ciidamada Booliska Magaaladda Hargeysa ayaa ku guulaystay inay si nabadgalyo ah u kala dareeriyaan dad xalay ilaa saaka Mudaharaado ka dhigayey xaafada New-Hargeysa. Dadka Mudahaaradayey oo ka cadhooday xukun adag oo dil iyo xabsi daa’in ah oo Maxkamada ciidamada Somaliland ku riday eedaysanayaashii weerar ku qaaday xerada ciidamada warshada kabka ee ciidamada qaranka, ayaa taayiro ku gubay jidadka xaafadaasi, balse ciidamada SPU-da iyo kuwo loo yaqaano RRU-da oo halkaasi la geeyay ayaa ku guulaystay inay markiiba kala kaxeeyaan, iyadda oo aan wax dhibaato ahi dhicin. Maxkamada Ciidamada Somaliland ayaa shalay 17 ka mid ah eedaysanayaasha…
Hargeysa (Ramaas)  May, 17, 2012  Siyaasiga Cali Maxamed Waran-cade, ayaa  ku baaqay in xal nabadeed lagu dhameeyo  muranka ka dhashay  xukun  dil iyo xabsi daa’in isugu jiray oo maxkamada  ciidamada ku riday ragg ka tirsanaa koox dabley   koox  hubaysan oo maalintii doraad  iska horimaadyo dhex mareen  ciidamada   Mr Waran-cade oo maanta  shir jaraa’id ku qabtay  hotel-ka  Safari ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay  in khilaaf ka dhashay xukunka maxkamada  lagu soo afjari karo Isfahan dhexmara  xukuumada iyo odayaasha dhaqanka  ee beesha ay ka soo jeedaan ragga la xukumay. Laakiin waxa xukunkaas waxa uu ku tilmaamay in uu ahaa  mid lagu degdegay…
Hargeysa (Ramaas)  May, 17, 2012- Ururka Suxufiyiinta Somaliland  ee SOLJA , ayaa maanta  shaaca ka qaaday  in ay joojiyeen wadahadalo la doonayay in xabsiga lagaga sii daayo laba weriye oo  maalintii doraad la xidhay,ka dib markii sida la sheegay ay sawiro ka qaadeen wasiirka  Madaxtooyada Xirsi  Cali Xaaji Xasan  oo wakhtigaas ku sugnaa  meel u dhaw xerada ciidamada Soodaani  oo  ay ka dhacayeen rabshado   u dhexeeyay ciidamada iyo dad  shacab ah. Guddoomiyaha ururka SOLJA  Xasan Maxamed Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraalle ( Duur) in uu si sharci…
Kampala (Ramaas)  May, 17 2012- Ururka suxufiyiinta wadanka Uganda ee UJU , ayaa  cambaareeyay werar ay toddobaadkan dabley aan haybtooda la garanayn ku khaarajiyeen Amon Thembo Wa’ Mupaghasya oo agaasime    ka ahaa  Telefiishanka  madaxbanaan  Mupaghasya Community Television Centre.    War-saxaafadeed  ay soo saartay Madaxweynaha ururka Midwoga Uganda ee UJU Miss Lucy Anyango Ekadu  uu kuna saxeexnaa  xog-yahaha guud ee ururkaas Mr  Stephen Uoma Bwire oo nuqul ka mida la soo gaadhsiiyay shabakeda wararka ee Ramaasnews, ayaa lagu sheegay  in suxufiga oo da’adiisu ahayd 42 jir  in uu nasasho ugu sugnaa  guri uu ku lahaa   Tuulada Kyogha oo ka tirsan gobolka…
«StartPrev12345678910NextEnd»
Page 1 of 193

Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner