Sheekh Haddii maryaha candhuufi iga duusho balse aan garan waayo meesha ay igaga dhacday, dabadeedna aan sidaasi salaadii ku tukado, candhuuftaasi ma noqonaysaa mid najaas ah oo jabinaysa salaada? |
|
Jawaab: Marka hore candhuuftu waa daahir, oo nijaas maaha. Meelkastaba ha ku dhacdo waa daahir. Waatan aynu liqayno sharaabkaynu cabayno inoo ah oo aynu jidiinkeena ku qoynayno. Marka Mushkiladaad dareentay ma jirto. Waxase mushkilad ah aqoon darada aad salaada u leedahay ee aad kala garan wayday wixi nijaas ahaa ee jabaninayay iyo wixii aan nijaas ahayn, mar se ahadaad tukanayso waa Alxamdulilaah. Waxa se awaajib kuguaha cilmigii cibaadada na inaad qaadato oo arkaanu islaamku waxa uu ku ansaxaayod iyo wixii ay ku burayanaa labaduba inuu baryo waa waajib. Qawaacida shareecadeena waxa kamid ah shareeeco odhanaysa Maala yatimi waajib ilaa bihi Fahuwa waajib” Shayga aanu waajibku dhamaystirmaynin ilaa isaga lala yimaado isaguna waa waajib. Markaas cilmigii cibaadadu kol hadii aanay cibaadadi ansaxayn cilmigaa la’aantii Fardu cayn buu kugu yahay inaad barato. Maantana si dhib yar baad u baran karaysaa. Masjidka agtaada ka barankartaa, qofbaad la balami kartaa si dhibyar kuugu sheegay, canjalada axkaamta salaada iyo cibaadaadka k hadlaysa qaadan kartaa internetkaa agtaada kala bixi karta. Inaad adigu dhaq dhaqaaq samaysuun baa muhiim ah, taasaa markaas u baahan inaad indhaha u jeediso, Umada dhamaanteedna waa mid xil ah oo ina saaranaa.. Walaahu Aclam |
Rayiga Dadweeynaha
- Warbaahinta Caalamiga Ahi Maxay Ka Tidhi Shaqaaqadii Dadku Ku Dhinteen Iyo Xukunka Dilka Ah Ee Sida Deg-dega Ah Maxkamada Milatarigu Ugu Qaaday 17-ka Qof..?
- Maraykanka Oo Muhaajiriin Somali Ah Ka Daad-gureynaya Jasiirada Malta Iyo Tahriibta Dhalinyarada Reer Somaliland Oo Aad U Kordhaya
- Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Dhageysiga Dacwada Masuuliyiinta Eedaymaha Musuqmaasuq U Xidhan Maanta Dib Ugu Dhigtay Codsi Uga Yimid Ciidamada Booliska
- Wasiirkii Hore Ee Cadaaladda Oo Xukuumada Talada Haysa Ku Dhaliilay Sidii Loo Maamaulay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalka Shiinaha (Dhageyso).
- Ma Dhab-baa In Madaxwayne Axmed Siilaanyo Laba Maalmood Ka Hor Safarkiisa Shiinaha Afhayeenka Madaxtooyadda U Qoray Warqad Uu Xilka Kaga Qaaday….?
- Nuxurka Heshiiska Madaxwayne Siilaanyo Ku Soo Saxeexay Shiinaha Iyo Shirkadda Shidaalka Ka Soo Saaray Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Qorhe Hawleedkeeda + Dekeda Berbera Oo La Wareegaysa Hawlihii Dekedda Djabuuti.
Photo Gallery
Shaqooyinka Banaan
| Job Title |
|---|
| Assistant Engineer - Hargeisa |
| Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa |
| Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo |
Arimaha Diinta
Voting Poll
Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?
Total votes: 71



