Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Anigoo ah ardayda dhigata jaamacadaha dalka, waxaan qabaa su’aal aan rabo inuu sheekhu iga jaahil saaro, diinta Islaamku maxay ka qabtaa adigoo fadhiya meel u dhaw laamiga, haddii dhagax yaala laamada dhexdeeda shaagu uu soo tuuro oo uu waxyeelo keeno am

Sideedaba waxa jira haddii qofka ficil uu ka yimado marna wuu u kasaa marna uma kasee oo Khada’ buu noqdaa. Mar waa lagu yeesha ficilka marka uu khada’a yahay marna laguma yeesho.  Xaaladaha noocaas oo kale ah wixi dhacaa mar waxa uu ku dhacaa sabab, marna waxa  uu ku dhacaa mubaashara . Qofkoo ficilkii sabab ula yimaada amma ficilkii gacanba saaraba.

Tanoo kale waxa laga yaabaa in la isku haysto oo muran ka jiro  Oo cidii wax ku dhaceen iyo cidii waxa gaysatay uu khilaaf ka jira suurto gal ah. Masalooyinku markay laba dhinac khusaynayaan ee dacwadi ka jirtana. Hadii fadwo iyo jawaab warbaahinta laga bixiyo mar mar bay wax sii adkaysaa uu qofkuna yidhaahdaa anigaa lehoo waa la sheegayba ka kalana uu yidhaahdaa ma lihidoo sidaas maaha . Markaas tafaasiil dheeraad ah ayay u baahantahay, qofkeebaa tacadiba sameeyay, halkan waxa la dhigay muxuu ahaa, yaa dhigay, ilaa heerkeebuu wada ku jiray. Marka qofkan waa lagu leeyahay iyo laguma laha in la yidhaahdaa waxooga tafaasiil ah ayay u baahantahay, sidaas daraadeed in laga kulmaa bay u baahantahay masalada labada dhinac khusaynaysaa.

 

Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner